Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

UAE Injects US$ 30 Million Into Ghana to Support Biodiversity and Climate Goals

In one fell swoop, the United Arab Emirates has tried to address dual challenges related to climate change and community development by announcing a $30 million partnership with the Republic of Ghana. The strategic investment will go toward supporting nature-based solutions for climate adaptation and mitigation, with the promotion of biodiversity and sustainable community development in Ghana. This agreement between Her Excellency Dr. Amna Abdullah Al Dahhak Al Saud, UAE Minister of Climate Change and Environment, and His Excellency Samuel Abu Jinapor, the Minister of Lands and Natural Resources of Ghana, dated September 29, 2024, becomes the latest expression of a sequence of collaborative efforts between the two countries on environmental conservation and climate action. Nature-Based Climate Solutions The $30 million UAE contribution coming from the Green Development Fund will be allotted for community-led projects in line with Ghana's priorities on Climate Resilience. This could

Madaxweyne Laftagareen iyo Guddoomiyaha SODMA oo ka shiray xaalado ka taagan KGS


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xarunta Madaxtooyada KGS ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo howlo shaqo ku gaaray Magaalada Baydhabo.

Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha taagan ee bani’aadannimo, sidii gargaar loo gaarsiin lahaa shacabka Koonfur galbeed iyo u diyaar-garowga sidii loo gacan qaban lahaa dadka ay saameeyaan dagaallada dalka lagu xoreynayo Al-Shabaab.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardargalinta mashaariic loogu talagalay DG KGS oo ay hay’adda SoDMA fulin doonto iyadoo kaashaneysa Wasaradda Gargaarka KGS, mashaariicdaas oo uu maal geliyay Bankiga Aduunka, waxaana kulankaan goobjoog ka ahaa Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush.

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa Hay’adda SoDMA iyo hoggaankeeda ugu mahad-celiyay howlaha ballaaran ee hay’addu dalka ka waddo, gaar ahaan howlaha bani’aadannimo ee ay ka fulisay degaannada maamulkaas.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Somali President Announces Victories Against Al-Shabab Amidst Challenges

In a recent press conference held in Kismayo, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia declared a significant triumph in the fight against the notorious militant group Al-Shabab. The federal government, in collaboration with the state of Jubbaland, has successfully liberated crucial territories in the southern part of the country. However, amidst these victories, President Mohamud addressed the temporary pause in military operations due to the recent El Nino rains. Beyond the military front, the President expressed a commitment to collaborating with Jubbaland to aid flood recovery efforts and resume operations. The Impact of Recent Flooding: President Mohamud acknowledged the severe impact of last year's unprecedented flooding, which claimed the lives of over 120 people and affected more than 2.4 million individuals across Somalia. The devastating consequences prompted a temporary halt in military operations to address the pressing needs of the affected population. The federal g

Taliyaha Booliska Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Sarkaal Lagu Xidhiidhinayo Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Beledweyne

Kadib qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Beledweyne, booliiska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan ciidamada ammaanka oo jebiyey koontaroolkii ay kooxihii weerarka soo qaaday. Duqeynta ayaa galaaftay nolosha ugu yaraan 36 qof halka ay ku dhaawacmeen 40 kale.   Qarax ka dhacay Beledweyne Kadib weerar ismiidaamin ah oo galaaftay nolosha dad gaaraya 36 ruux iyo dhaawaca 40 kale oo ka dhacay bar koontarool oo ku taalla magaalada Beledweyne, ayaa ciidamada booliska Soomaaliya waxa ay gacanta ku dhigeen askari la sheegay in uu xiriir la lahaa weerarka. Axmed Cali Aadan, Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baledweyne, ayaa xaqiijiyay xariga Sarkaalkaasi, waxa uuna cadeeyay inay wadaan dadaalo lagu baadigoobayo shaqsiyaadka kale ee ku lugta leh. Jebinta Isbaarada iyo Weerar Ismiidaamiyaha ayaa u adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa lagu soo xiray si uu u jebiyo koontaroolka ciidamada dowladda ay ku sugnaayeen. Gaariga ayaa ku sii socd

UAE Injects US$ 30 Million Into Ghana to Support Biodiversity and Climate Goals

In one fell swoop, the United Arab Emirates has tried to address dual challenges related to climate change and community development by announcing a $30 million partnership with the Republic of Ghana. The strategic investment will go toward supporting nature-based solutions for climate adaptation and mitigation, with the promotion of biodiversity and sustainable community development in Ghana. This agreement between Her Excellency Dr. Amna Abdullah Al Dahhak Al Saud, UAE Minister of Climate Change and Environment, and His Excellency Samuel Abu Jinapor, the Minister of Lands and Natural Resources of Ghana, dated September 29, 2024, becomes the latest expression of a sequence of collaborative efforts between the two countries on environmental conservation and climate action. Nature-Based Climate Solutions The $30 million UAE contribution coming from the Green Development Fund will be allotted for community-led projects in line with Ghana's priorities on Climate Resilience. This could

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira uga qeyb galay shirkii 158-aad ee Jaamacadda Carabta.

Shirkii 158-aad ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar, iyo wafdi ka socda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo mudane Abshir Cumar Huruuse ay ka qayb galeen. Shir madaxeedka ayaa looga hadlay iskaashiga ka dhexeeya dalalka Carabta iyo dhibaatooyinka xilligan saameeya dalalka Carabta, sida siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, iyo dhibaatooyinka kale ee saameeya degaanka Carabta. Wasiirada arrimaha dibadda Carabta ayaa dib u eegis ku sameeyay fursadaha lagu caawinayo dowladda federaalka ah ee wax ka qabashada xaaladaha amniga iyo abaaraha ka jira Soomaaliya . Jaamacadda Carabta ayaa mar kale xaqiijisay in ay Soomaaliya ka caawineyso dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, iyo sugnaanta cunnada. Waddamada sida weyn u saameeyay abaarta ka jirta Geeska Afrika waxaa ka mid ah Soomaaliya. #PICTURES : The Minister of Foreign Affairs, @abshirhuruse has attended the 158th meeting of the #Arab League'

Privacy Policy