Somaliland sannad kasta 18ka maajo waxey u dabaal degtaa maalinti xuriyadeeda gooni isu taaga ay kudhawaagdey oo ah in ay Somalia ay ka madax banaan tahay maadama ay wali aduunka katahay gobol Somalia katirsan haddana sannadkan 2021 waxey u tahay sannadki 30naad ay u dabaal deggaan xuriyadooda.
Waxey ahayd 1991 bisha maajo 18-keeda marki Somaliland kudhawaaqeen in ay Somalida kale gooni ka yihiin. Maadama wali la aqoonsan hadda wali waa wadan kaficinaan kara Afrikada bari kale. wadanka Somaliland wuxu leeyahay calankooda gaarka ah, lacagta shillinka iyo kaarka aqoonsiga wadanka. Sannadadi u dambeeyay waxey wadda hadal lagaleysey Somalia si xuriyadeeda u xesho ayna ula shaqeeyso Somalia kagalana qeeyb qaadato dib u dhiskeeda.
Makulla tahay in Somaliland xoriyadeeda lagasiyo aduunweynaha
iyo Somalia ay wax kabedali karto dhibaatada kajirta wadamada deriska yihiin ah
Afrikada Bari? Haddi waxbadan katqaano nala wadaag fakarkaaga adigoo mahadsan.
Comments
Post a Comment