Diyaar Garowga Shirka Golaha Wadatashiga Qaran eeDdhahameystirka Hannanka
Doorasho ee Qaranka
Ra’isul wasaaraha xukuumada Federaalka Somalia Maxamed Xussen Rooble aya kulan casho iyo xog wareysi ah lasyeeshey
madaxweynayaasha dawlad gobolyeeyada Jubaland,
Koonfur Galbed, Galmudug iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ah Duqa magaalada
Muqdisho. Kullankan ayaa lafilaya in si hordhac xog warreysi usameeyan oona ay
isku fahmaan shirka soo socda ayna u noqon kuwi hore camal. Madaxda kale aya
bari lasugaya. Afhayeenka Xukuumada Maxamed Ibrahim Macalimu ayaa sheegey; In
kullan casho ah iskuyimid dawlad gobolyeeyada dalka oo ay kamid yihiin; Madaxweyne
Ahmed Maxamed Islam (Ahmed Madoowe) oo ah Madaxweyaha dawlad goboleedka
Jubaland, Madaxweynaha Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha
dawlad goboled Koonfur Galbeed Abdicaziz
Maxamed Laftagareen waxa sidokale goobjook ka ah Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ah Duqa
magaalada Muqdisho ee Cumar Maxamud
Maxamed Cumar Finnish.
Ayado ahayd maanta qorshuhu in uu billawmo shirka lakin madaama daruufo
jiro awgeed iyo arrimo dhacey awgeed Madaxweynaha dawlad goboleedka xirshabeele
Cali Cabdullahi Xussen ( Cali Guudlawe) sidokale madaxweynaha dawlad goboleedka
Putland Sacid Cabdullahi Dani oo Bari
lafilayo in ay imadaan. Shirarku waxey billwandoonan markey madaxdu isku
timaado. Kullamadan hadda waa hordhac Raisul wasaaraha wuxu layeelan doona
kullamo kale gaar gaar ah.
Maxad umaleynaysa shirkan in uu kudhamaado? fadlan nala
wadaag fakarkaaga.
Comments
Post a Comment