Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Burcad-badeedda Soomaalida ayaa Markab Xamuul ah oo la afduubtay u adeegsada "Hooyonimo" si ay u qabtaan Maraakiib badan oo dib u soo kabanaya.

  Burcadbadeedda Soomaalida ayaa markab xamuul ah oo la afduubtay u adeegsanayay saldhig sabeynayay si ay u qabtaan maraakiib kale, taasoo qayb ka ah dib u soo nooleynta burcadbadeednimada Geeska Afrika oo soo saartay ugu yaraan toddobo afduub oo la xaqiijiyay tan iyo bilowgii 2026 . Ciidanka Badda ee Soomaaliya oo roondo ka sameeyay Gacanka Cadan oo ka tirsan xeebta maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya waqti aan la shaacin. Markabka Sibidhka ayaa noqday Saldhig Burcad-badeed Burcadbadeeddu waxay qabsadeen markab sibidh ah oo dhererkiisu yahay 330 cagood horraantii sanadkan, tan iyo markaasna waxay u isticmaaleen sidii hooyo si ay u ballaariyaan meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya. Laba doonyood oo kalluumeysi oo Iiraaniyiin ah ayaa la qabtay. burcad-badeedda oo ka howlgalayay isla markabkaas ayaa qabtay 16-kii Luulyo , iyo hal mar toddobaadkii hore, lix markab oo la qabtay ayaa lagu hayay xeebta Puntland iyadoo burcad-badeeddu ay dalbanayeen madaxfurasho. Xeeladdu...

Maxa laisku afgartey Shirki kasocdey Moqdisho

 Maxa laisku afgartey Shirki kasocdey Moqdisho?

 

Kullamo siyaasidihi kasocdey magaalada Moqdisho oo dhaxmarayey dhamaan dowlad gobolyeeyada iyo dawlada federaalka Soomaliya aya waxa kasobaxaya in ay isku afgarteen qodobyo haddana shirka socondoono todobaadkan ayado billow wanaagsan ay tahay oona wali ay wax xareen. Maxaa laisku afgartey hadda.

Xogaha nagaso gaarayo kullamada dhexmarrey Raisul Wasaare Maxamed Xussen Roble iyo Maamul gobolyeeyada dalka aya sheegaya in laisku afgartey qodobo dhoowr ah. Waxa kamid ah in laisku afgartey arrimaha kuraasta taala gobolka Geddo oo ay Jubaland iyo federaalka isku haayeen xabka loo maamulayo doorashooyinka lagu qabanayo magaalada Garbahaarey qodobkan waxa loogu xeshiyey in lagu meemariyo sidi guddiyada farsamo ee Baydhaba ay go’aanka ugu gaaren gaar ahaan in doorashada qabashadeeda ay wadajir dhicyada ay u maamulaan ayado mas’uuliyada ay leedahay Jubaland soona magacaawdo maamulka magaalada Garbahaarey. Tankale laga heshiyay ayaa ah in goorta laqabanayo doorashooyinka iyo billawida dhaqdhaqaayada so xullida xubnaha aya laisku raacey in jadwalka doorashada lagu sameeyo 90-shan cisho gudohood luguna soo doorto xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya  taas oo kabillawmeyso maalinta saxiixa heshiiska is afgaradka doorashooyinka. 

Waxakale oo laisku raacey dhamaan guudiyada lamagacaabi doono lagasiyo afar xubnood kuwa matelaya Somaliland. Waxa sidokale laisku raacey arrimaha cabashada doorashoonyika lagu murunsanaa aya laisku fahmey in dib u eegis lagu sameeyo xubnaha lagu muransanyahay ee guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed ayado laga saarayo guddiyada cidkasto aan buuxin shuruudahi hore saxiixiyaasha heshiiski 17-ki Sebtembar ay uga dejiyeen  dib u eegisteeduna ay noqotey  cid kasto laga muujinayo walaac ama kalsooni aan lagu wada qabi karin.

 

Waxan idin so gudbin doona xaalada ugu dambeysa fadlan illa soco. Comentiga igu reeb wixi fikrad ah.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy