Maxaad Kataqaana Ururkii Xuriyad doonka ahaa Somalia uga xoreeysay loo yaqaaney Somalia Youth league(SYL).
Ururka Dhalinyarada Soomaliyeed oo loo yaqaano SYC laga soo
gaabiyey “Somali Youth Club” kadibna la
baxey SYL “Somalia Youth League” waxa la
aasasey 13da maajo 1943 laguna aasasey magaalada Mogadisho. Wuxu uu ahaa
ururkii ogu horeeyey laga aasaso wadanka Somalia. Marki laguguda jirrey dagaali
labaad aduunka, Ingiriiska wuxu qabsadey Dhulki Taliyaaniga ka haaystey Somalia
wuxuna hukumaayey 1941 illa 1950. Dhalinyarada Gobanimadoonka Somaaliyeed waxa
lagu aasasey 13 . Seddax waxey ahaayeen
Daarood, 3 na waxey ahaayeen Raxanweyn, 2
Xamari ah iyo 5 Haawiye ah. Xaraari waxey ka mid noqatey 1946 marki
Ururka ay kafurteen xafiis Magaalada xaraari kutaala bariga Itoobiya.
Sheekadan oo dhameystiran, fadlan kalasoco xalkan. Sidokale wixi
aan qaldey igala wadaag commentiga adigoo
mahadsan.
Comments
Post a Comment