Doorasho qof iyo cod ah Soomaliya makadhaceysa doorashadan 2021 kadambeeysa?
Soomaliya waxey ugu dambeysey in doorasho qof iyo cod ah ka dhacdo 1969 kadib isla sannadkas gudihisa taariithdu markay ahayd Oktoobar 10-keedi 1969 wadanka waxa afgambi dhiig kudaadanin kula wareegey Maxamed Siyad Bare. Waxa lagu xasuusta in u ahaa nin kaligii taliye ah oona ciddi korsiga soo maagta u dilli jirey ama xirri jirey ama ciqaabkale u gaysan jirey. UNDP waxey shaacisay 21-da sanno oo Siyad Barre xukunka haayey in ay ahayd 21-da ugu diiwaanada xun xuquuqda aadanaha e Afrika.
Wuxu wadanka xukumaayey illa Jannaayo 1991 marki xukunka loogu ridey si xoog ah ayado dhiiig badan kudaatey. Siyad Barre marki wadanka laga buriyey kadib dagaalada majoogsan waxa lasheegaa in kabadan 25 kun qof in ay ku geeriyooden inta u dhaxeysa 1991 iyo 1992. Ugu dambeyn soomaaliya waxey xal u araktey in qabiil qabiil wax lagu qeybsado Soomaalina lagu qeebsado 4.5.
Xilligan 2021 waxa adkaatey in laga gudbo wali maadama dawlada ay mar saxiixsay doorasho qof iyo cod ah in ay dhacdo wali laguma guuleysan. Sannadkan 2021 waxa lasugaaya doorasho xildhibaan qabiil lagu soo xuley ah.
Ma taagersantahy doorasho qof iyo cod ah, fadlan lagula
wadaag commentiga.
Comments
Post a Comment