Raisul Wasaaraha xukumada oo taageero loo muujiyey
Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa taageero buuxda u muujinayay Dadaallada uu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku agaasimayo shirka dib loogu bilaabayo wada hadallada u dhexeeya dowladda Fedaralka Soomaaliya iyo Dowlad Gobaleedyada Xubnaha ka ah.
Beesha Caalamka Waxay ugu baaqayaan madaxda Dawladda Federaalka ah iyo Madaxda Dawladaha Xubnaha ka ah Federaaalka inay shirka ka qayb galaan si ku dhisan niyad wanaag oo aan lahayn wax shuruud ah.
Comments
Post a Comment