Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Garsoore: "Qalabka Daawashada Naxdinta leh" Johnny Somali oo lagu xukumay xabsi shaqo oo Kuuriyada Koonfureed ah

  Fikradayda, xukunka ay gaartay Maxkamadda Degmada Galbeedka Seoul Abriil 15, 2026, wuxuu calaamad u yahay baahi farsamo oo loo qabo soo celinta nidaamka dadweynaha ee Kuuriyada Koonfureed. Waxaan aaminsanahay in ka dib sannado badan oo ay socdeen dhacdooyin kicin ah oo lagu jeesjeesay dhaqanka iyo taariikhda maxalliga ah, xukunka Ramsey Khalid Ismael (oo loo yaqaan Johnny Somali) oo lix bilood ah oo xabsi ah oo shaqo ah uu yahay farriin adag oo ka dhan ah "qulqulka walaaca." Waxaan u malaynayaa in malaayiinta muwaadiniinta ah ee dareemay ixtiraam darro ficilladiisa, muddadan lixda bilood ah oo ay weheliso 20 maalmood oo xarig dheeraad ah ay tahay fal isla xisaabtan ah oo muddo dheer la sugayay. youtuber-ka Mareykanka Johnny Somali. Lacagaha: Laga bilaabo Fowdada Dukaanka Raaxada ilaa Mawduuca Deepfake Waxaan aaminsanahay in go'aanka maxkamaddu ku heshay Ismael siddeedda dacwadoodba uu muujinayo darnaanta carqaladeyntiisa joogtada ah. Waxaan ...

Xeritaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Maajo, Muqdisho,Soomaaliya.

 Xeritaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Maajo, Muqdisho,Soomaaliya.

Maanta ayaa laso gabagabeenaya shirkii Golaha Wadatashika Qaran ee Doorashooyinka 2021-da oo mudda afar maalmood ah kasocdey magaalada Muqdisho xarunta cafisiyow ee ciidamada cirka Soomliyeed xeritaanka shirkan aya kasoqeybgalayo; madaxda maamul gobolyeeyada, duqa magaalada muqdisho iyo raisul wasaaraha xukuumada oo shirka u fadhiyeen iyo madaxweynaha xukuumada Maxamed Cabdullahi Farmaajo, beesha caalamka iyo cururada bulshada rayidka Soomaaliyeed.

Kadib marki shalley taarithdu ahay 26-da maajo,2021 shirka nasasho lagaqaatey, maanta 27-da Maajo aya laso gabagabeynaya heshiiska shirka golaha wadatashiga qaran.

Waxa lafilaya in uu so baxo heshiis dhamaan dhinacyada ay isku racsanyihiin. iilo xoog ogaal ah waxa ay xaqiijiyeen  in lagu dulshaqeeyay is afgaradkii Baydhabo iyo gundhigi heshiiski doorasho 17-ki Sebtember, 2020. Doorashada 20221 ayaa ay u muuqata mid u dhaceyso si daahfuran madaama ay so dhoweyeen dhamaan dhinacyada siyaada waliba beesha caalamka taageerto doorashooyinka Soomaliya aya si weyn uso dhoweysay.

Rajada bulshada Soomaliyeed aya u muuqato mid fiican maadama is afgarad kadhacey siyaasada dalka.

Waxan wax kaso qori doonna wixi soo kordho fadlan nala soco mahadsanid.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Garsoore: "Qalabka Daawashada Naxdinta leh" Johnny Somali oo lagu xukumay xabsi shaqo oo Kuuriyada Koonfureed ah

  Fikradayda, xukunka ay gaartay Maxkamadda Degmada Galbeedka Seoul Abriil 15, 2026, wuxuu calaamad u yahay baahi farsamo oo loo qabo soo celinta nidaamka dadweynaha ee Kuuriyada Koonfureed. Waxaan aaminsanahay in ka dib sannado badan oo ay socdeen dhacdooyin kicin ah oo lagu jeesjeesay dhaqanka iyo taariikhda maxalliga ah, xukunka Ramsey Khalid Ismael (oo loo yaqaan Johnny Somali) oo lix bilood ah oo xabsi ah oo shaqo ah uu yahay farriin adag oo ka dhan ah "qulqulka walaaca." Waxaan u malaynayaa in malaayiinta muwaadiniinta ah ee dareemay ixtiraam darro ficilladiisa, muddadan lixda bilood ah oo ay weheliso 20 maalmood oo xarig dheeraad ah ay tahay fal isla xisaabtan ah oo muddo dheer la sugayay. youtuber-ka Mareykanka Johnny Somali. Lacagaha: Laga bilaabo Fowdada Dukaanka Raaxada ilaa Mawduuca Deepfake Waxaan aaminsanahay in go'aanka maxkamaddu ku heshay Ismael siddeedda dacwadoodba uu muujinayo darnaanta carqaladeyntiisa joogtada ah. Waxaan ...

Xiriirka London: Muwaadin Ingiriis ah oo lagu soo oogay dacwad ah inuu agaasimay hawlgallada Al-Shabaab

  Fikradayda, xarigga muwaadin Ingiriis ah oo lagu eedeeyay inuu agaasimay howlaha Al-Shabaab waxay calaamad u tahay marxalad muhiim ah oo ku saabsan dadaallada la dagaallanka argagixisada ee reer Galbeedka. Abriil 9, 2026, Taliska Ka-hortagga Argagixisada ee Booliska Magaalada waxay xaqiijisay in qof fadhigiisu yahay London lagu soo oogay dacwad ah isku-dubarid heer sare ah oo ka dhan ah kooxda argagixisada ee fadhigeedu yahay Soomaaliya. Waxaan aaminsanahay in kiiskani uu muujinayo isbeddel ka yimid xagjirnimada "keli ah" una gudbay maaraynta firfircoon ee fog ee kacdoonnada shisheeye ee ka imanaya xuduudaha UK. Jermaine Grant ayaa maxkamad la soo taagay ka dib markii uu ka qayb galay xerada tababarka ciidamada komaandooska iyo inuu adeegsaday AK-47 dagaallo. Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee ku jira kiiska tilmaamaha Al-Shabaab? Waxaan qabaa in dacwad oogista ay diiradda saari doonto isticmaalka isgaarsiinta qarsoon si loo abaabulo taageero saadka...

Riwaayad ka dhacday Dublin: Shando Alfa oo lagu sii daayay xabsiga ka dib weerarkii dhalada ee foolxumada ahaa ee uu ku qaaday labada gabdhood ee mataanaha ah.

  Fikradayda, dareenka amniga ee waddooyinka Dublin wuxuu la kulmay dib u dhac cabsi leh. Abriil 7, 2026, Shando Alfa , oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo 27 jir ah, ayaa ka soo muuqday Maxkamadda Degmada Dublin isagoo wajahaya dacwado la xiriira dacwad weerar rabshado wata oo lagu qaaday laba gabdhood oo mataano ah oo 18 jir ah. Waxaan aaminsanahay in dhacdadan, oo dhacday aroortii hore ee Axadda, ay hoosta ka xariiqayso isbeddel cabsi leh oo ku saabsan rabshadaha bartilmaameedsan ee ka dhanka ah haweenka kuwaas oo adeegsada xuquuqdooda ah inay yiraahdaan "maya." Shando Alfa ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu saddex qof ku weeraray Dame Street, Dublin. Sidee ayay "horumarrada la diiday" u horseedeen weerar nolosha wax ka beddelaya? Waxaan u maleynayaa in kororka is-dhexgalka afka ah iyo weerarka jireed uu ahaa mid degdeg ah. Warbixinnadu waxay tilmaamayaan in ka dib markii walaalaha ay diideen dalabkiisa, Alfa la sheegay inuu isticmaalay dhalo...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday shacab Soomaaliyaeed ayaa sababay dhimashada 22 qof.

Al-Shabaab ayaa weerarro ba’an ku qaadeen dad rayid ah oo ku sugnaa gobolka Hiiran, iyagoo dilay ugu yaraan 22 qof, sida uu sheegay maamulka gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeele oo ay VOA-da kula xiriirtay falka kadib, Alshabaab ayaa Sabtidii weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo raashin u siday degmooyinka Hiiraan. Weerarka ayaa ka dhacay wadada isku xirta degmada Maxaas iyo magaalada Beledwayne ee xarunta gobolkaasi. Ururka, sida ay saraakiishu sheegeen, waxay weerar ku qaadeen kolonyo gargaar, halkaas oo ay ku dileen 17, ka dibna waxay la beegsadeen dad rayid ah oo soo badbaadiyay miinooyin, halkaas oo ay ku dileen 5. Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkaasi, waxayna ku tilmaantay mid waxashnimo ah oo laga naxo. Maamulka ayaa wacad ku maray in ay si kulul u cambaareynayaan weerarkaas waxashnimada ah, waxa ayna cadeeyeen in ay garab taagan yihiin dadka deegaanka. President @HassanSMoham...

Privacy Policy