War murtiyeed laga lagasoo saaray shirkii wadatashiga qaran ee doorashooyinka lagu qabtey magalada Muqdisho Raisul wasaaraha Soomaaliya, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Madaxda ayaa ku heshiisay in muddo 60 cisho ah gudaheed lagu dhameystiro doorashada sida ku caddayd soo jeedintii shirkii magaalada Baydhabo ka dhacay 16 feberaayo. Waxaa dhammaan heshiis laga gaaray arrimihii khilaafka katagnaa, sida arrinta Gobolka Gedo, Hannaanka doorashada gobollada Waqooyi, turxaan bixinta guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad-gobleed iyo amniga doorashooyinka.
Comments
Post a Comment