Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...
Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo saxiixey Siyaasadda Xaquuqda Aadanaha iyo tababarka wasaarada
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa saxiixay Siyaasadaha Xaquuqda Aadanaha iyo Tababarada ee Wasaaradda. Siyaasadahan ayaa muhiim u ah hawl maalmeedyada Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya, sida ay masuuliyiinta sheegeen. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in baahi loo qabo dhaqangelinta Siyaasadda Xuquuqda Aadanaha ee Wasaaradiisa.
Waxa kaloo uu sheegay in Siyaasadda Tababarada ay sidoo kale udub dhexaad u noqon doonto hagidda tababarada, jiheynta sare u qaadidda aqoonta Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shaqaalaha Wasaaradda. Dhanka kale Wasiir Xaaji oo kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa faray fulinta labadan siyaasadood, si loogu adeeggo buu yiri shacabka daahfurnaan iyo isla xisaabtan dhab ah

Comments
Post a Comment