Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Garsooraha Federaalka oo Mar kale Hor istaagay Maamulka Trump inuu Joojiyo Heshiisyada Sharci-dejinta ee Soomaaliya iyadoo Sheegashada Wax-ka-beddelka Shanaad ay soo gashay Dagaalka

  Garsoore Degmo oo Mareykan ah Allison Burroughs, oo ah qof uu Obama u magacaabay oo fadhigeedu yahay Massachusetts, Jimcihii ayaa la soo saaray joogitaan maamul oo cusub ka hor istaagidda maamulka Trump inuu joojiyo xaaladda ku meel gaarka ah ee ilaalinta muwaadiniinta Soomaalida, ka dib markii dacwoodayaashu ay gudbiyeen dacwad wax laga beddelay iyo mooshin degdeg ah oo dib u habeyn ku sameynaya dacwadahooda ku aaddan sheegashooyinka dastuuriga ah. Muuqaal laga soo qaaday calaamadda horteeda Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka ee ku taal Wadada Nebraska ee Washington, D.C., Mareykanka Febraayo 15, 2026. Sidee Kiiska Halkan Ku Soo Gaadhay Maamulka Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo afjarayo magacaabista TPS ee Soomaaliya, taas oo la joojiyay waxaa la qorsheeyay inuu dhaco Maarso 17, 2026 , ka dib markii DHS ay soo gabagabeysay in xaaladaha dalka ee Soomaaliya ay si ku filan u soo hagaageen oo aysan hadda buuxin heerka sharciga ah ee magacaabista. Garsoore B...

Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo u hambalyeey Senaterrada lagu doortay Muqdisho ee gobolka Woqooyi.

Raisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa fariin hambalyo ah u diray lix ka mid ah Senatarada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland oo arbacadan lagu doortay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

“Waxaan hambalyo u dirayaa Senaterrada maanta ku guuleystay doorashada Golaha Aqalka Sare ee BFS ku matalaya gobollada Waqooyi (Somaliland) ee kala ah:- Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Saalax Axmed Jaamac, Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar, Cismaan Abokor Dubbe,  Layla Axmed Ismaaciil, Bilaal idiris Cabdullaahi. Waxaan ammaanayaa ergada iyo guddiyada maamulka doorashada sida xilkasnimada leh ee ay howsha u maamuleen. Waxaan rajeynayaa in doorashadu noogu dhammaato si nabdoon oo hufan” ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.

Doorashada maanta ka dhacday Teendhada Afisyooni ayaa noqotay mid si weyn uga duwaneed doorashooyinkii horay uga dhacay maamulada qaar, taaso shacabka Soomaaliyeed si aad ah u hadal hayaan gaar ahaan baraha bulshada ayaa lagu dhex wareejinaya sawirada ergada codeyneysay oo la arkaayay intooda badan soo xirtay wajiyada si aanan loo aqoonsan, taasoo lagu macneeyay cabsi ay ka qabaan in la dhibaateeyo marka ay ku laabtaan deegaanada  Somaliland.

Kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ayaa tiro ahaan ka kooban 11 kursi waxaana maanta si rasmi ah loo doortay lix kursi, waxaana hartay ilaa shan kursi oo doorashadooda lagu wado iney dhacaan maalinta berito ah.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Sheriff-ka Degmada Ramsey ayaa sheegay in rabshadaha kooxaha burcadda Soomaalida ay "ka baxeen xakamaynta" magaalooyinka mataanaha ah

  Sheriff-ka Degmada ST. PAUL, Minn. Bob Fletcher ayaa sheegay in burcadda Soomaalida ah ee ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah ay isu beddeleen khatar amni oo halis ah, isagoo ku xiraya 14 dil iyo in ka badan 100 toogasho labadii sano ee la soo dhaafay , taasoo ah khasaare uu sheegay inuu si weyn u kordhay tan iyo markii kooxaha burcaddu ay markii ugu horreysay soo baxeen qiyaastii 2022. Qareenka Degmada Ramsey Bob Fletcher ayaa wariyeyaasha kula hadlay St. Paul Abriil 13. Qaab ku faafaya Metro-ga Baarayaasha ayaa sheegaya in hadda ay jiraan ugu yaraan 12 burcad Soomaali ah oo ka howlgala Minneapolis iyo St. Paul una socda St. Cloud, Apple Valley iyo Burnsville, iyadoo qiyaastii 300 oo qof ay ku lug leeyihiin, taasoo ah qayb yar oo ka mid ah 100,000 oo Soomaali Minnesota ah oo gobolka ku nool, Fletcher ayaa sheegay. walwalsan si isdaba joog ah Fletcher ayaa dadweynaha u soo bandhigay rabshado dhacay 4-tii Luulyo dhammaadkii usbuuca oo ay ku jirtay toogasho ka dhacd...

Imaaraadka Carabta oo 8,530 Tan oo Raashin ah ugu Deeqay Zimbabwe Xilli Abaarta El Niño

  Dowladda Zimbabwe ayaa heshay deeq muhiim ah oo ka timid Dowladda Imaaraadka Carabta (UAE), taasoo ka kooban 8,530 tan oo raashin ah , si loogu gar gaaro shacabka ay saameysay abaarta daran ee El Niño. Deeqdan ayaa kusoo beegmaysa xilli dalka uu wajahayo gaajada ugu daran ee sanadka, taasoo keentay baahi ballaaran oo dhanka cuntada ah. Abaarta El Niño ayaa si weyn u saameysay wax-soosaarka beeraha ee Zimbabwe, taasoo sababtay in beeraley badan ay lumiyaan dalaggoodii, halka dad badan ay la daalaa dhacayaan cunno yari ba’an. Deeqda Imaaraadka ayaa kusoo aadaysa waqti muhiim ah, iyadoo ujeeddadeedu tahay in la xoojiyo dadaallada wax looga qabanayo cunto yarida dalka ka jirta. Tallaabadan ay qaaday Imaaraadka Carabta waxay muujinaysaa sida ay muhiimka u tahay iskaashiga caalamiga ah xilliyada ay dhibaatooyinku dhacaan. Isbedelka cimilada oo sii kordhaya wuxuu caqabad weyn ku yahay amniga cuntada, taasoo ka dhigaysa iskaashi heer caalami mid lagama maarmaan u ah wax ka qabashada dhib...

Garsooraha Federaalka oo Mar kale Hor istaagay Maamulka Trump inuu Joojiyo Heshiisyada Sharci-dejinta ee Soomaaliya iyadoo Sheegashada Wax-ka-beddelka Shanaad ay soo gashay Dagaalka

  Garsoore Degmo oo Mareykan ah Allison Burroughs, oo ah qof uu Obama u magacaabay oo fadhigeedu yahay Massachusetts, Jimcihii ayaa la soo saaray joogitaan maamul oo cusub ka hor istaagidda maamulka Trump inuu joojiyo xaaladda ku meel gaarka ah ee ilaalinta muwaadiniinta Soomaalida, ka dib markii dacwoodayaashu ay gudbiyeen dacwad wax laga beddelay iyo mooshin degdeg ah oo dib u habeyn ku sameynaya dacwadahooda ku aaddan sheegashooyinka dastuuriga ah. Muuqaal laga soo qaaday calaamadda horteeda Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka ee ku taal Wadada Nebraska ee Washington, D.C., Mareykanka Febraayo 15, 2026. Sidee Kiiska Halkan Ku Soo Gaadhay Maamulka Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo afjarayo magacaabista TPS ee Soomaaliya, taas oo la joojiyay waxaa la qorsheeyay inuu dhaco Maarso 17, 2026 , ka dib markii DHS ay soo gabagabeysay in xaaladaha dalka ee Soomaaliya ay si ku filan u soo hagaageen oo aysan hadda buuxin heerka sharciga ah ee magacaabista. Garsoore B...

UAE's Strategic Partnership with Somalia: Promoting Stability and Development

The United Arab Emirates (UAE) and Somalia are strengthening their ties in a concerted effort to enhance development and stability in Somalia. A significant development in this partnership is the UAE's plan to build a military base in the strategic port city of Kismayo, situated in southern Somalia. This move is intended to support Jubaland state leader Ahmed Madobe. The relationship between Somalia and the UAE has seen ups and downs, but recent diplomatic efforts have rekindled their cooperation. The history includes a hiatus of five years, during which diplomatic relations had been strained. Notably, Somalia's former President, Mohamed Abdullahi Farmajo, had ordered the expulsion of UAE military trainers from Mogadishu, alleging that the UAE was using Somali forces as proxies to advance its political and strategic interests. However, in recent years, the UAE's presence in Somalia has been on the rise. With a renewed focus on enhancing their influence and support for sta...

Privacy Policy