Bandhig Buugeedka nabbada Gaalkacayo ayaa ka
furmay magaalada Gaalkacayo iyada oo ay ka qaybgeleyaan mas'uuliyiinta
Federaalka, Puntland, Galmudug, Hoggaanka Dhaqanka, Qorayaal iyo marti sharaf
kale oo aad u tiro badan.
Gaalkacyo is at peace. UNSOM Gaalkacyo has put in a lot of effort, and we are pleased to be reaping the benefits today. We would like to express our gratitude to the Mudug Peace Forum, @InterpeaceTweet , and @SomaliaPdrc #GPBF2021#Nabadwaarta#Gaalkacyo pic.twitter.com/zbQDEgTpKR
— Gaalkacyo Peace Book Fair (@GPBF2021) October 15, 2021
Gaalkacayo waxay u dabbaaldegeysaa 5 sanno oo
nabad, isdhexgal iyo horumar ah. Waa marki ugu horeysay oo lagu qabanaayo
bandhig buugeed ayado ay kuso aadey xilliga Gaalkacayo u diyaar garowayso
sannad guuradii 5-naad ee kaso wareegatey nabada iyo is-dhexgalka shacabka
magaalada Gaalkacayo.
Dhamaan madaxdii kahadashay bandhig buugeedkan
oo soconaayo labo maalin ayaa kudheeradey dadaaladi laga so marey nabadda iyo
is-dhexgalka shacabka magaalada Gaalkacayo
Bandhiggan ayaa halku-dhigiisu yahay in lagu maamuuso nabadda, isdhexgalka iyo horumarka ay ku talaabsatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Comments
Post a Comment