Amaanka doorashada Baarlamaanka
oo fooda inagu soo haya ayaa waxaa Booliska AMISOM la geeyay Baraawe.Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Ra’iisul Wasaaraha, iyo Guddiyada Doorashooyinka
ayaa todobaadkii hore booqasho ku tagay gobolka Baraawe oo ka mid ah degmooyinka
loo qorsheeyay inay ka dhacaan doorashooyinka baarlamaanka.
#AMISOM Police officers today arrived in Barawe in the Southwest State of #Somalia to work with @SoPoliceForce to secure the #elections. They were received by AMISOM military officers who are already serving in #Barawe. pic.twitter.com/MlqUvMf9x3
— AMISOM (@amisomsomalia) October 11, 2021
Si kastaba ha ahaatee hal qof ayaa ku dhintay banaanbax rabshado watay oo dhawaan ka dhacay Baraawe kaasoo looga soo horjeeday dhismaha golaha deegaanka degmada Baraawe. Doorashada baarlamaanku waxay bilaaban doontaa maalmaha soo socda, sida uu sheegay guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal.
Comments
Post a Comment