Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Raisul wasaaraha oo kullan la yeeshey wefdiga DFS ee Hague kusugan si hab fogaan araga ah.

 



Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay wafdiga Dawlada Federalka Soomaliya si hab fogaan araga ah, ayaa ku dhiira galiyay wefdiga ka qeyb galaya ku dhawaaqista go'aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ee dacwadda badda, isagoo u rajeeyay ummadda Soomaaliyeed guul.

''Waxaan aniga iyo wefdi aan hoggaaminayaa soo gaarnay magaalada Hague, si aaan goobjoog uga noqonno go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ oo 12-ka bishan October ku dhawaaqi doonta xukunka dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya''. ayaa Mahdi Maxamed Guuleed, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka kuyiri bartiisa twitarka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy