Dawladda Soomaaliya ayaa ku hawlan sidii ay u soo bixin lahayd Soomaalida ku go'doonsan dalka Ukraine.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo samayn lahaa waddooyin lagu daadgureynayo dadka Soomaaliyeed iyo in adeegyada qunsuliyadda ee muhiimka ah loo fidiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Ukraine.
Sidoo kale 30-qof oo Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Ukrain ayaa la sii daayay, waxaana socda dadaallo lagu daadgureynayo dhammaan Soomaalida ku sugan dalkaas, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas.The Federal Government of Somalia is working to establish evacuation routes for Somali nationals stranded in #Ukraine and to provide essential consular services.#Somalia pic.twitter.com/wqbpXYJ59c
— SNTV News (@sntvnews1) February 25, 2022
Thirty Somali Nationals who had been detained in #Ukraine have been released and efforts to evacuate all Somalis in the country are underway, Foreign Affairs Ministry told to State Media.#Somalia pic.twitter.com/SS4yGHGF8F
— SNTV News (@sntvnews1) February 25, 2022
Comments
Post a Comment