Ubuntu & UAE: Aragti Soomaali ah Annaga oo ku sugan Soomaaliya, fikraddani waxay si qoto dheer u taabanaysaa sababtoo ah shaqada Imaaraadka Carabta waa sheeko aasaasi ah oo qoyska Soomaalida ah. Lacagaha laga soo diro qurba-joogtayada ka shaqeysa Dubai iyo guud ahaan Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer ku tiirsanaa qoysaskeenna ku nool dalka, taasoo abuurtay xiriir dhaqaale oo aan la jabin karin oo ka baxsan dhaqanka dawladda ama is-gacan-qaadka diblomaasiyadeed. Marka laga reebo shaqada, waa taageerada la taaban karo ee dhulka lagu bixiyo inta lagu jiro dhibaatooyinka cimilada ee daran taas oo caddaynaysa isku xirnaantan. Marka abaaro ba'an ay burburiyaan gobolkeenna, rarista cuntada ee Imaaraadka Carabta, xarumaha caafimaadka ee guurguura, iyo gargaarka biyaha nadiifka ah ayaa ah marinnada nolosha ee muhiimka ah ee bulshooyinkeenu si cad u xasuustaan oo ay ku tiirsanaadaan si ay u noolaadaan. Intaa waxaa dheer, iskaashigani wuxuu si firfircoon uga beddelayaa sheekada sa...
Guddiga maamulka doorashada G/Banaadir ayaa soo saaray jadwalka doorashada 5-ta xubnood ee beelaha Banaadiriga ee lagu dooranayo golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegay GDHDHF.
GHDHF waxa ay shaacinayaa in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Banaadiriga ay ku dhawaaqeen Jadwalaka doorashada 5ta kursi ee beelaha BANAADIRIGA ku matali doona Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Mogadishu. pic.twitter.com/6AID9uPbxP
— Guddiga Doorashada Heer Federaal ee 2020/2021 (@Doorashada2021) February 16, 2022
Comments
Post a Comment