Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika.
Shir madaxeedkan ayaa diiradda lagu saari doonaa casriyeynta Midowga Afrika, hirgelinta hiigsiga ururka ee 2063, iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka tirada badan ee qaaradda, oo ay ku jiraan rabshadaha iyo faqriga. Xanuunka COVID-19.
President @M_Farmaajo is expected to hold meetings with fellow Heads of States & leaders on the sidelines of the #AUSummit2022 & give a speech on this year's AU theme ‘Building resilience in nutrition on the African continent.#Somalia pic.twitter.com/oBjJp6qEvg
— SNTV News (@sntvnews1) February 4, 2022
Comments
Post a Comment