Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiritaanka Shabakadda Argagixisada ee Muslim Brotherhood ee Jordan: Shabakad Xagjirnimo oo la Amaanay

  Hordhac: Markii ugu dambeysay ee Jordan ay ku dhawaaqday inay qabatay 16 qof oo ku xiran Muslim Brotherhood, koox muddo dheer loo arkayay inay tahay urur siyaasadeed oo u dagaallamaya isbeddel iyo ka qaybgal siyaasadeed, waxay mar kale iftiimisay dhabta ah ee ururka. Hawlgalkan cusub wuxuu muujinayaa inay Muslim Brotherhood tahay urur aan ahayn mid ku saleysan siyaasad kaliya, balse yahay shabakad xagjirnimo oo qorsheysan. Hawlgallada iyo Qabashada: Sida ay sheegtay dowladda Jordan, dadka la qabtay waxay ka mid ahaayeen Muslim Brotherhood, waxaana lagu tababaray lana maalgeliyay Lubnaan. Kooxdan ayaa qorsheynaysay in ay weerar ku qaaddo meelo kala duwan oo ku yaal gudaha Jordan, iyadoo isticmaaleysay gantaalo iyo drones, qaar ka mid ah gantaalaha ayaa diyaar u ahaa in la rido. Ciidamada amaanka waxay la socdeen hawlgalkan tan iyo sanadka 2021, taasoo muujinaysa sida shabakadan u ahayd mid firfircoon muddo dheer oo si qarsoodi ah uga shaqeyneysay gudaha Jordan. Hogaamiyaha kooxda,...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo kulan miro dhal ah yeeshay.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo kulan miro dhal ah yeeshay.
Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo si diirran ay u soo dhaweeyeen Golaha Amiirada Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa wadahadal miro dhal ah la yeeshay Amiirka dalkaas Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isku afgartay in dowladda Qatar ay dhameysato mashaariicda horumarineed ee ay ka waddo Soomaaliya iyo in la dhiso kaabayaasha dhaqaalaha ee dalkeena, isku socodka badeecadaha iyo dadka, horumarinta waxbarashada dugsiyada hoose dhexe iyo sare iyo dib u dhiska dalka. 

Ciidamada Qalabka Sida Si loo sii xoojiyo iskaashiga labada dal, Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamim ayaa sidoo kale ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira mustaqbalka xiriirka labada dal iyo weliba danaha guud ee xasilloonida iyo horumarka gobolka. 

Sheikh Tamim bin Hamad, Amiirka dalka Qatar, ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa sida ay u aqbaleen martiqaadka ay u fidiyeen, wuxuuna ku bogaadiyay gurmadka ay dowladdiisa ka geysatay abaaraha ka jira dalkeena, isagoo ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in gurmad deg deg ah lala gaaro, isla markaana xal waara laga gaaro. 

Maalgelinta Beeraha, Xoolaha iyo Kalluumeysiga, tusaale ahaan, waxay fursad shaqo u heli doontaa dhalinyarada Soomaaliyeed iyadoo sidoo kale wax laga qabanayo abaaraha soo noqnoqda ee dalkeena. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Arriving in Sudan, Iranian Delegation Significatively Changes Regional Dynamics Turan Emre

Recent occurrences include five technical experts from Iran landing in Sudan have significant consequences for international relations and regional security. The delegates were received by Sudan's army as well as General Intelligence Organization. Credible sources indicate that the major objective of this delegation is to provide particular instruction on call hacking techniques, jamming devices, and drone operation using Iranian equipment. The training classes are set to take place in Arousa village, an area that lately has become strategically important thanks to recent improvements. This operation runs parallel with claims suggesting Iran supports Sudanese army and intelligence in operations causing civilian losses. Such assistance is probably going to affect not just the general security situation in the area but also the bilateral ties between Iran and Sudan. New Ties and Military Cooperation In October 2023 Sudan restored diplomatic ties to Iran following a seven-year break. ...

Kenya's Decade-Long Peacekeeping Mission in Somalia: Compensation and the Path Ahead

In a significant development, Kenya's participation in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly known as AMISOM, is set to conclude by December next year. Over the past five years, Kenya has received compensation of Ksh2.5 billion ($17 million) for its role in the peacekeeping mission, according to Defence Cabinet Secretary Aden Duale's recent statement in parliament. The compensation was disbursed in annual installments of Ksh500 million ($3.3 million) and has been crucial in supporting Kenya's efforts in maintaining peace and stability in the volatile region. Kenya's involvement in Somalia's peacekeeping mission began in 2011 when the Kenyan Defense Forces entered Somalia to pursue Al Shabaab terrorists following a series of kidnappings along the border. The mission's formal integration into the African Union Mission to Somalia (AMISOM), as mandated by United Nations Security Council Resolution 2036, marked a crucial step in the intern...

EU Allocates €37 Million in Humanitarian Aid to Help Somalia's Crisis-Stricken Population

The European Union (EU) has committed to providing €171 million in humanitarian aid to address the pressing needs in the Greater Horn of Africa region. Among the countries receiving assistance, Somalia has been designated €37 million to alleviate the devastating effects of droughts, floods, conflicts, and widespread insecurity. With millions in the country experiencing acute food shortages, internal displacement, and malnutrition, the EU aims to deliver life-saving aid to those in hard-to-reach areas and those most vulnerable to epidemic outbreaks. Somalia's Dire Circumstances: Somalia finds itself in the grip of an alarming crisis, with a multitude of challenges exacerbating the suffering of its population. Approximately 3.8 million people in Somalia have been internally displaced, seeking refuge from conflicts, natural disasters, and economic hardship. The EU's aid package aims to address the urgent needs of these displaced individuals, along with others affected by severe fo...

Somali President Calls for Global Support Against Terrorism: Navigating Security Challenges and Foreign Agreements

In a recent security conference held in the United Arab Emirates, Somali President Hassan Sheikh Mohamud delivered a compelling call for increased international assistance in the battle against terrorism while safeguarding national sovereignty. The primary focus of the meeting was on addressing the threat posed by the notorious terrorist organization al-Shabab, with representatives from Qatar, the United States, the United Kingdom, and Turkey in attendance. President Mohamud underscored the necessity for self-sufficiency in security, highlighting the recent achievements of the Somali armed forces in reclaiming key territories from al-Shabab. However, amidst these victories, Mohamud expressed concern over foreign interference in Somalia's internal affairs, specifically targeting a controversial memorandum of understanding between Ethiopia and Somaliland. This agreement grants Ethiopia access to the strategically vital Red Sea port of Berbera, prompting Mohamud to urge the cancellati...

Privacy Policy