MadaxweyneFarmaajo, ayaa Sabtii kulan la qaatay Duqa magaalada Muqdisho iyo taliyeyaasha ugu sareeya ee amniga dalka oo ay ku jiraan Taliyeyaasha Booliska iyo Milateriga. Waxa uu kula dar daarmay in ay xoojiyaan amniga Caasimadda, isla markaana ay ka feejignaadaan sidii looga hortagi lahaa weerarada argagixisada.
Madaxweynaha ayaa yirri “Waxaan dagaal kula jirnaa cadow arxan laawe ah oo khatar ku ah amnigeenna iyo jiritaankeenna. Argagixisada Al Shabaab ee aan la dirireyno waxa ay ka shaqeynayaan gumaadka iyo xasuuqa Shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay ka heli karaan fursaddaas, sidaas awgeed waa in aan markasta heegan buuxa ku jirnaa, si dhowna ula shaqaysaan Shacabkeenna idinla garab taagan hiilka iyo xogta dhagar-qabeyaasha”.
President @M_Farmaajo, has on Saturday held meeting with the Mayor of #Mogadishu and country’s top security commanders including Military and Police bosses. He urged them to strengthen the security of the Capital and be vigilant in order to prevent terrorist attacks.#Somalia pic.twitter.com/cG7epW6Ixg
— SNTV News (@sntvnews1) March 26, 2022
Comments
Post a Comment