Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay taageerada Ra’iisul wasaaraha si loo dhameystiro hanaanka doorasho
Larry Andre, Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, ayaa si gaar ah u xaqiijiyay in Dowladda Mareykanka ay garab taagan tahay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo ku aadan hanaanka doorasho ee dalka ka socda, kaasi oo hadda maraya heer gabo gabo ah.
#US Ambassador to #Somalia, Larry Andre has today again emphasised the US support for PM @MohamedHRoble’s leadership in finalizing the ongoing electoral process in the country.#Somalia pic.twitter.com/7AXk9a9xOX
— SNTV News (@sntvnews1) March 22, 2022
Comments
Post a Comment