Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dhacdada Ealing: Hoos ka dhac ku yimid isku dhacii degdega ahaa ee dadka lugeynaya ee London

  Marka laga eego dhinaca badbaadada dadweynaha ee dhexdhexaadka ah, amniga gaadiidka ee London wuxuu la kulmay carqalad degdeg ah oo ku saabsandhammaadka usbuuca. Sabtida, Juun 27, 2026, Ciidamada gurmadka degdegga ah ayaa ka jawaabay dhacdo muhiim ah oo ka dhacday Ealing Broadway ka dib markii gaari uu ku dhacay dukaamo badan oo ku yaal bannaanka laanta Marks & Spencer Booliska Metropolitan ayaa xaqiijiyay in guud ahaan shan qof oo lugeynayay ay soo gaareen dhaawacyoIntii uu shilku socday. In kasta oo gaarigu markii hore ku guuldareystay inuu goobta joogo, haddana laamaha fulinta sharciga ayaa qabtay tuhmanaha wax yar ka dib markii uu ku sugnaa Grange Park oo u dhow, taasoo keentay in si toos ah loo xiro nin 34 jir ah oo u dhashay Soomaaliya kuna dhashay Ingiriiska oo looga shakisan yahay inuu waday gaari khatar ah iyo isku day dil. Dad ayaa argagaxsan oo ku ordaya wadada dhinaceeda iyadoo dambiiluhu uu gaariga wado. Qaybinta Degdegga ah iyo Ka-saarist...

Musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo laga dhageystey hadal-jeedintooda.

Musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo laga dhageystey hadal-jeedintooda.
Sabtidan ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare waxa ay dhageysteen khudbadaha Musharaxiinta isu diwaan galiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana maalinta berri ah la dhageysan doonaa khudbadaha Guddoomiye ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad.

Musharax kasta oo u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa loo qabtay muddo 15-daqiiqo ah si uu uga sheekeeyo taariikhdiisa, waxyaabihii u qabsoomay, iyo codsi uu u jeediyay Xildhibaanada cod u qaadi doona musharaxnimadiisa.waxa musharaxnimada isku diiwaangaliyey 8 musharax.

8-da musharax isku diiwaangelisay xilka Guddoomiyaha golaha Shacabka, waxayna kala yihiin

Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig

Xildhibaan Cabdullaahi Aadan Axmed Black

Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoor

Xildhibaan Xasan Cabdinuur

Xildhibaan Sadiq Cabdullaahi Cabdi

Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

Xildhibaan Adan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy