Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa NISA oo ku Biiray Al-Shabaab, Cabsi laga Qabo Xog Sirdoon oo Baxday

  Jihada Sarkaal Sirdoon oo Al-Shabaab u Goostay iyo Khatarta Xogaha Qarsoon ee Soomaaliya Warbixin ku saabsan goosashada la sheegay ee sarkaal sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA iyo walaaca laga qabo amniga xogaha sirdoonka qaranka. Goosasho la sheegay oo walaac amni dhalisay Warar laga helayo Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) uu ka goostay dowladda, kuna biiray kooxda Al-Shabaab. Sarkaalka ayaa warbixinnada lagu magacaabay Luqman, waxaana la sheegay inuu hoggaaminayay cutubka gaarka ah ee Duufaan oo hoos yimaada hay’adda NISA. Arrintan ayaa dhalisay walaac la xiriira suurtagalnimada in xogaha sirdoonka qaranka ay gacanta u galaan kooxda hubeysan. Sida ay baahisay Somali Guardian , dhacdadani waxay qayb ka tahay caqabadaha amni ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay wajahayaan. Waa kuma sarkaalka la sheegay inuu goostay? Warbixinta Somali Guardian waxay sarkaalka ku tilmaantay Luqman, oo la sheegay inuu ahaa tali...

Kahor socdaalkiisa bisha Ramadaan ee Soomaaliya, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ku baaqayaa midnimo iyo nabad.

António Guterres Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa todobaadka soo socda u safri doona Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah dhaqankiisa sanadlaha ah ee bisha barakeysan ee Ramadaan uu ku soo booqdo shacab badan oo Muslimiin ah. Wareysi uu dhawaan siiyay Qaramada Midoobay laanteeda afka Carabiga, Guterres waxa uu ku nuux nuuxsaday baahida degdega ah ee loo qabo xasiloonida meelaha ay colaadaha ka jiraan sida Soomaaliya, waxa uuna dhiiri galiyay midnimada iyo nabadda.

8.25 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya, oo qarka u saaran macaluul baahsan oo ay soo wajahday dhibaatooyin daran, ayaa u baahan badbaado ama gargaar naf-badbaadin ah, taasoo ka dhigan kala bar dadka dalka. Siddeed milyan oo qof ayaan helin biyo ku filan, fayadhowr, iyo tas-hiilaad nadaafadeed, 1.8 milyan oo carruur ah ayaa la ildaran nafaqo-xumo aad u daran.

Abaaro baahsan iyo masiibo waa laba tusaale oo ka mid ah cimillada sii xumaanaysa ee Soomaaliya ka jirta taasoo ka dhalatay isbeddelka cimilada. Intaa waxaa dheer, weerarada Al-Shabaab, oo ah urur xagjir ah oo rabshado wata, ayaa weli sii wada dhibaatada ay ku hayaan qaranka.

"Waxaan u maleynayaa in xilligan ay tahay waqtigii aan u midoobi lahayn nabadda," Guterres ayaa ku yiri wareysiga. Hantida ugu qaalisan ee aan aduunka ku haysan karno waa nabadda.

Markii uu la soomay Muslimiinta intii lagu jiray Ramadaanka, Guterres wuxuu dib u milicsaday waaya-aragnimada, isagoo sheegay inay u muujisay "wajiga saxda ah ee Islaamka." Waxa uu aad u ammaanay adkaysiga iyo geesinimada qaxootiga laftooda, iyo sidoo kale wada noolaanshaha, wadajirka, iyo deeqsinimada uu ku arkay magaalooyinka lagu soo dhaweeyay qaxootiga. Hogaamiyaha Qaramada Midoobay ayaa carabka ku adkeeyay in kulamadan ay wali yihiin kuwo dardar galinaya shaqadiisa Xoghayaha Guud ee Ururka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Muqdisho oo magacaabay guddiga xuska toddobaadka xorriyadda.

Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa shir guddoominayay kulanka  26-ka June  iyo 1-da Luulyo oo looga hadlayay u diyaar garowga todobaadka xorriyadda Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo degmooyinka gobolka Banaadir, Taliyeyaasha. Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, iyo sidoo kale laamaha ammaanka ee Booliska Somaliya. Duqa Muqdisho oo kulanka goob joog ka ahaa ayaa kula dar daarmay madaxda maamulada iyo laamaha amniga in ay u diyaar garoobaan xuska maalmaha Qaranka ee 26-June iyo 1-da Luuliyo, sidoo kalena ay wacyi-gelin u sameeyaan bulshada reer Muqdisho, lana gaarsiiyo fariintan. Duqa magaalada. in laga wada qeyb qaato xuska todobaadka xoriyada iyadoo la raacayo habraaca Maamulka Gobolka Banaadir oo ay ka mid tahay in Astaanta Qaranka lagu dhejiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga ee ku teedsan wadooyinka waaweyn e...

Somalia's Prime Minister Calls for Unity in Countering Extremism

In a significant move to address the ongoing security challenges in Somalia, Prime Minister Hamsa Abdi Barre has taken the initiative to engage clerics and religious leaders in the fight against extremist ideologies. The Prime Minister inaugurated a conference in Mogadishu, emphasizing the critical role of clerics in promoting peace, reconciliation, and countering extremist ideologies within the nation. During the conference, Prime Minister Barre stressed the importance of collaboration between the government, intellectuals, clerics, and the people to address the various challenges facing Somalia. He highlighted the pivotal role that clerics and Imams play in raising public awareness and countering the extremist narratives propagated by groups like al-Shabaab and ISIS in the region. "I urge you to engage in reconciliation, stabilization, state-building, and the finalization of the constitution," Prime Minister Barre stated, highlighting the government's achievements in co...

Unraveling the Sudan-Iran Connection: A Growing Threat to Regional Stability

In recent times, a shadow has been cast over the geopolitical landscape of the Red Sea region, specifically concerning the Sudanese army's burgeoning relationship with Iran. This alliance, shrouded in intrigue and military collaborations, poses a significant threat to the stability of not only Sudan but also neighboring nations and international interests. The Strategic Dance: Media reports have brought to light Iran's calculated moves in Sudan, supplying the Sudanese army with weapons and sophisticated drones. This strategic partnership aims to secure Iran's influence in Sudan, control vital international corridors, and establish a stronghold in the Red Sea. The implications of such a collaboration extend far beyond Sudan's borders, directly challenging the security interests of Saudi Arabia, the United States, and particularly Israel. Israel's Security Concerns: The alignment of Sudanese Islamist factions with Iran raises a red flag for Israel. The potential trans...

Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa NISA oo ku Biiray Al-Shabaab, Cabsi laga Qabo Xog Sirdoon oo Baxday

  Jihada Sarkaal Sirdoon oo Al-Shabaab u Goostay iyo Khatarta Xogaha Qarsoon ee Soomaaliya Warbixin ku saabsan goosashada la sheegay ee sarkaal sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA iyo walaaca laga qabo amniga xogaha sirdoonka qaranka. Goosasho la sheegay oo walaac amni dhalisay Warar laga helayo Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) uu ka goostay dowladda, kuna biiray kooxda Al-Shabaab. Sarkaalka ayaa warbixinnada lagu magacaabay Luqman, waxaana la sheegay inuu hoggaaminayay cutubka gaarka ah ee Duufaan oo hoos yimaada hay’adda NISA. Arrintan ayaa dhalisay walaac la xiriira suurtagalnimada in xogaha sirdoonka qaranka ay gacanta u galaan kooxda hubeysan. Sida ay baahisay Somali Guardian , dhacdadani waxay qayb ka tahay caqabadaha amni ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay wajahayaan. Waa kuma sarkaalka la sheegay inuu goostay? Warbixinta Somali Guardian waxay sarkaalka ku tilmaantay Luqman, oo la sheegay inuu ahaa tali...

Privacy Policy