Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiritaanka Shabakadda Argagixisada ee Muslim Brotherhood ee Jordan: Shabakad Xagjirnimo oo la Amaanay

  Hordhac: Markii ugu dambeysay ee Jordan ay ku dhawaaqday inay qabatay 16 qof oo ku xiran Muslim Brotherhood, koox muddo dheer loo arkayay inay tahay urur siyaasadeed oo u dagaallamaya isbeddel iyo ka qaybgal siyaasadeed, waxay mar kale iftiimisay dhabta ah ee ururka. Hawlgalkan cusub wuxuu muujinayaa inay Muslim Brotherhood tahay urur aan ahayn mid ku saleysan siyaasad kaliya, balse yahay shabakad xagjirnimo oo qorsheysan. Hawlgallada iyo Qabashada: Sida ay sheegtay dowladda Jordan, dadka la qabtay waxay ka mid ahaayeen Muslim Brotherhood, waxaana lagu tababaray lana maalgeliyay Lubnaan. Kooxdan ayaa qorsheynaysay in ay weerar ku qaaddo meelo kala duwan oo ku yaal gudaha Jordan, iyadoo isticmaaleysay gantaalo iyo drones, qaar ka mid ah gantaalaha ayaa diyaar u ahaa in la rido. Ciidamada amaanka waxay la socdeen hawlgalkan tan iyo sanadka 2021, taasoo muujinaysa sida shabakadan u ahayd mid firfircoon muddo dheer oo si qarsoodi ah uga shaqeyneysay gudaha Jordan. Hogaamiyaha kooxda,...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmay madaxda iyo saraakiisha ciidamada Galmudug.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmay madaxda iyo saraakiisha ciidamada Galmudug.
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha DowladdaFederalka Somaliya, ayaa xalay ku hoyday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, xilli uu shalay socdaal ku marayay deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

Si loo dardar geliyo ololaha ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu kulamo la qaatay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku xigeenkiisa iyo Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Galmudug.

Shalay ayuu Madaxweynaha Soomaaliya khudbad ka jeediyay fagaarayaal ku yaalla Maxaas, Baxdo, iyo Wisil oo ka kala tirsan Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug. Khudbadiisa ayuu ku sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaarisay qorshe adeegyada dowladda lagu gaarsiinayo degmooyinka ay dadka uga dulqaadeen kooxda Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in qorshahaan laga fulin doono Hiiraan, Galgaduud, iyo Mudug.

Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee ku saabsan safarka uu madaxweynaha Soomaaliya ku tagayo, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Inta uu halkaasi ku sugan yahay waxaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxda maamulka Hirshabeelle oo shalay gaaray magaalada Baledweyne iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Baledweyne.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Arriving in Sudan, Iranian Delegation Significatively Changes Regional Dynamics Turan Emre

Recent occurrences include five technical experts from Iran landing in Sudan have significant consequences for international relations and regional security. The delegates were received by Sudan's army as well as General Intelligence Organization. Credible sources indicate that the major objective of this delegation is to provide particular instruction on call hacking techniques, jamming devices, and drone operation using Iranian equipment. The training classes are set to take place in Arousa village, an area that lately has become strategically important thanks to recent improvements. This operation runs parallel with claims suggesting Iran supports Sudanese army and intelligence in operations causing civilian losses. Such assistance is probably going to affect not just the general security situation in the area but also the bilateral ties between Iran and Sudan. New Ties and Military Cooperation In October 2023 Sudan restored diplomatic ties to Iran following a seven-year break. ...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Axmed Juma Al-Rumaysi. Madaxweynaha dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Mudane Maxamed Binu Siciid Al Nahyan , ayaa salaan iyo dhambaal uu ku muujinayo ixtiraamka qaranimada iyo hagaajinta xidhiidhka labada shacab u soo diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. President @HassanSMohamud has on Sunday received credentials from #UAE ’s new Ambassador to #Somalia Ahmed Juma Al Rumaithi. pic.twitter.com/QKXFhu6AOB — SNTV News (@sntvnews1) November 13, 2022 Safiirka ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo dowladda Soomaaliya soo dhaweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen, waxaana uu kala hadlay dadaalka uu ku bixin doono xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Axmed Juma Al-Rumeysi ku soo dhaweeyay xilka safiirnimo ee loo magacaabay, waxaana uu u rajeeya...

The Crisis in Syria: Ethnic Cleansing, Instability, and Failed Governance

  The ongoing crisis in Syria has reached alarming levels, with ethnic cleansing becoming a brutal reality for many communities. Islamist groups, driven by their ambitions to control state institutions, have played a central role in exacerbating the conflict. Their actions, which include the systematic targeting of civilians and the release of dangerous individuals, have destabilized the region and deepened the suffering of its people. Islamist Goals and the Drive for Control One of the key goals of Islamist factions in Syria is to seize control of state institutions. This is not merely a political maneuver but a strategy to impose their ideology and consolidate power. By infiltrating and undermining the state, these groups have created an environment of lawlessness that perpetuates violence and chaos. Their actions have left communities vulnerable, as they dismantle the structures meant to protect and serve the population. Release of Dangerous Individuals Another alarming tactic e...

Kenya's Decade-Long Peacekeeping Mission in Somalia: Compensation and the Path Ahead

In a significant development, Kenya's participation in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly known as AMISOM, is set to conclude by December next year. Over the past five years, Kenya has received compensation of Ksh2.5 billion ($17 million) for its role in the peacekeeping mission, according to Defence Cabinet Secretary Aden Duale's recent statement in parliament. The compensation was disbursed in annual installments of Ksh500 million ($3.3 million) and has been crucial in supporting Kenya's efforts in maintaining peace and stability in the volatile region. Kenya's involvement in Somalia's peacekeeping mission began in 2011 when the Kenyan Defense Forces entered Somalia to pursue Al Shabaab terrorists following a series of kidnappings along the border. The mission's formal integration into the African Union Mission to Somalia (AMISOM), as mandated by United Nations Security Council Resolution 2036, marked a crucial step in the intern...

Privacy Policy