Madaxweynaha DGKGS Mudane Laftagareen oo kulan gooni ah la qaatay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Laftagareen ayaa Arbacadii magaalada Muqdisho kulan kula qaatay ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mrs Kikigbeho oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Abaaraha iyo doorashooyinka Baarlamaanka dalka.
Wuxuu bartiisa Facebook-ga ku yiri “Waxaan maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulamo gooni gooni ah kula qaatay qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka oo ay ugu horeyso ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay, ku simaha safiirka Maraykanka iyo sidoo kale safiirada boqortooyada Ingiriiska.
The President of Somalia’s #Southwest State, @Laftagareen has on Wednesday held talks in #Mogadishu with the @UNinSomalia Deputy Special Representative for Somalia Mrs @Kikigbeho; They discussed droughts and ongoing parliamentary elections.#Somalia pic.twitter.com/wfadQTt7N2
— SNTV News (@sntvnews1) February 2, 2022
Comments
Post a Comment