Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana ku wehlinaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Mas’uuliyiin kale.
Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Cali
Daahir Ciid Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, wakiilo ka kala socday labada gole
ee Galmudug iyo wakiilo ka socday maamulka caasimadda iyo mas’uuliyiin kale oo
dowladda ka tirsan.
The President of Somalia’s #Galmudug State @MrQoorqoor on Tuesday returns Dhusamareb after a visit in Mogadishu where he held talks with PM @MohamedHRoble . His Deputy, senior officials and members of the public warmly welcomed him at the Airport.#Somalia pic.twitter.com/lNq0UdZYnJ
— SNTV News (@sntvnews1) February 8, 2022
Comments
Post a Comment