Ubuntu & UAE: Aragti Soomaali ah Annaga oo ku sugan Soomaaliya, fikraddani waxay si qoto dheer u taabanaysaa sababtoo ah shaqada Imaaraadka Carabta waa sheeko aasaasi ah oo qoyska Soomaalida ah. Lacagaha laga soo diro qurba-joogtayada ka shaqeysa Dubai iyo guud ahaan Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer ku tiirsanaa qoysaskeenna ku nool dalka, taasoo abuurtay xiriir dhaqaale oo aan la jabin karin oo ka baxsan dhaqanka dawladda ama is-gacan-qaadka diblomaasiyadeed. Marka laga reebo shaqada, waa taageerada la taaban karo ee dhulka lagu bixiyo inta lagu jiro dhibaatooyinka cimilada ee daran taas oo caddaynaysa isku xirnaantan. Marka abaaro ba'an ay burburiyaan gobolkeenna, rarista cuntada ee Imaaraadka Carabta, xarumaha caafimaadka ee guurguura, iyo gargaarka biyaha nadiifka ah ayaa ah marinnada nolosha ee muhiimka ah ee bulshooyinkeenu si cad u xasuustaan oo ay ku tiirsanaadaan si ay u noolaadaan. Intaa waxaa dheer, iskaashigani wuxuu si firfircoon uga beddelayaa sheekada sa...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay magaalada Beledweyne
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay weerarkii fulaynimada ahaa ee Sabtidii ka dhacay magaalada Beledweyne.
Raisul Wasaaraha ayaa wuxu tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada dadkii ku dhintay weerarkaas. Wuxuuna ayaa u rajeeyay caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi.
Prime Minister @MohamedHRoble has condemned the Saturday’s cowardly terrorist attack in #Beledweyne and sent his heavy-hearted condolences to families of the victims. The PM wished speedy recovery for the wounded victims. #Somalia pic.twitter.com/bA7qp3EJIk
— SNTV News (@sntvnews1) February 19, 2022
Comments
Post a Comment