Shalay gelinkii dambe ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxaa ay ka guddoomeen wadanka Shiinaha shixnado gaadiid dagaal ah oo ay ku jiraan kuwa gaashaaman, kuwaasi oo laga keenay dalka Shiinaha.
Gaadiidkan ayaa waxaa lagu wareejiyay Wasiirka Gaashaandhigga Abdulkadir Mohamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Ge. Odawa Yusuf, waxaa ku wareejiyay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Shengchao.
Military vehicles including Armoured personnel carriers donated by #China to Somali National Army arrived today in #Mogadishu. Chinese Ambassador to Somalia @FeiShengchao has handed over the vehicles to Defence Minister @Amohamednur & SNA Chief, Ge. Odawa Yusuf.#Somalia pic.twitter.com/QFUNCVdKpj
— SNTV News (@sntvnews1) March 18, 2022
Comments
Post a Comment