Guddoomiyaha ayaa waxaa Safaaradda ku soo dhaweeyay Safiirkayada u fadhiya Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah safiir ku xigeenka safaarada iyo shaqaalaha safaarada ayaa ku bogaadiyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya sida ay ugu heelan yihiin u gargaarida dadka Soomaaliyeed, wuxuuna kula dar daarmay in aysan marnaba niyad jabin.
Imaatinka Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa waxaa ka muuqatay farxad iyo guubaabo ka dib markii uu Danjire Tarsan uga mahadceliyey guddoomiyaha booqashadiisa.
The Speaker of House of People of Federal Parliament Sheikh Adan Madobe has on Tuesday visited Somalia’s embassy in #Nairobi where he was received by Ambassador Mohamud Ahmed Tarsan.#Somalia pic.twitter.com/gc46OVFUGh
— SNTV News (@sntvnews1) June 21, 2022
Comments
Post a Comment