Sida laga soo xigtay xafiiska isku xirka arrimaha bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay, halganka dhaqaale ee dalka ka jira iyo saameynta abaarta ayaa sare u qaadaysa khatarta gaajo.
Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay OCHA, 7.7 milyan oo qof ayaa u baahan gargaar bini’aadantinimo, kuwaas oo 7 milyan oo ka mid ah la sheegay inay abaartu saamaysay.
Wax ka qabashada guud ee abaaraha iyo macluusha ayaa la sameynayaa, sida uu sheegay xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay. Abaartii ugu darneyd ee dalka soo marta muddo 40 sano ah waxaa dalka keenay afar xilli roobaad oo liidatay oo xiriir ah.
Another significant step towards responding to the prolonged drought in the country affects millions of lives. @WorldBank approved $143 million in financing to help 500,000 households to overcome the escalating drought and food insecurity conditions.#Somalia pic.twitter.com/W6BN6FzMpv
— SNTV News (@sntvnews1) June 23, 2022
Comments
Post a Comment