Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Isbaahaysiga Istiraatiijiga ah: Soomaaliya iyo Masar oo Xoojiyey Xiriirka Milateri ka hor Hawlgalka Midowga Afrika

Horudhaca Isbeddelka Amniga ee Geeska Afrika Muuqaalka juquraafi-siyaasadeed ee Geeska Afrika ayaa weji cusub yeelanaya iyadoo dalalka Soomaaliya iyo Masar ay u guureen dhanka xoojinta iskaashiga milateri iyo midka istiraatiijiyadeed. Isbeddelkan weyn ee xiriirka labada dal ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay intii uu socday booqasho heer sare ah oo ka dhacday magaalada Qaahira, halkaas oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka Difaaca Masar, Jeneraal Cabdel Mageed Saqr, ay si wadajir ah u kormeereen cutubyo ka tirsan ciidanka Masar. Ciidankan ayaa loo diyaarinayaa in loo soo diro Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya kaas oo beddeli doona hawlgalkii hore ee ku meel gaarka ahaa. Kormeerka Ciidanka iyo Diyaar-garowga Hawlgalka AUSSOM Kormeerka rasmiga ah ee ciidanka ayaa ahaa mid si cad loogu soo bandhigay heerka sare ee diyaargarowga iyo kartida dagaal ee ay dowladda Masar u hurayso xasilinta deriske...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema saarka madaxweynaha.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in lagu caleema saaro magaalada Muqdisho, waxaana Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble uu magacaabay guddiga amniga.

Afar wasiir iyo saddex taliye ciidan ayaa ka kooban todobada xubnood ee guddiga:

1 – Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur guddoomiyaha guddiga.

2 – Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac

3 – Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Duraan Axmed Faarax

4 – Wasiirka Cadaaladda Xasan Xuseen Xaaji

5 – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage

6 – Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdi Xanan Maxamed Xijaar

7 – Iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad

Wareegtada lagu magacaabay ee ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu yiri, “Waxaa la farayaa xubnaha guddiga ee la magacaabay inay waajibaadkooda shaqo u gutaan si hufan oo adkeeyaan amniga xafladda caleema saarka Madaxweynaha JFS.”

 

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Saldhigga Sirta ah ee Masar ee Dagaalka Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn ee Suudaan — Caddeyn, Khatarta, iyo Baahida Baaritaan

  Saamaynta Siyaasadeed iyo Istiraatiijiyeed  Ka leexashada dhexdhexaadnimada: Isticmaalka saldhig shisheeye si loo fuliyo duqeymo waa tallaabo ka baxsan taageerada diblomaasiyadeed ee hore, waxayna muujinaysaa faragelin milatari oo qarsoon. Iskaashi iyo hubka caalamiga ah: Hawlgalku wuxuu muujinayaa sida teknoolojiyada iyo iskaashiga milatari ee caalamiga ah u beddeli karaan xaalada dagaalka, kordhinayana gaadhista iyo saameynta weerarrada. Khatarta fiditaanka: Duqeymaha xuduudaha ka gudba waxay kordhinayaan halista jawaab celin, khaladaad istiraatiiji ah, iyo xasilooni darro ka sii fida gobolka Arrimaha Bani’aadantinimo  Barakac iyo dhaawac bulsho: Dagaalka diyaaradaha casriga ah ayaa sii xumeynaya xaalad bani’aadantinimo oo hore u liidatay, iyadoo malaayiin qof ay ka barakaceen gudaha iyo dibadda. Helitaanka gargaar: Duqeymaha iyo khilaafaadka isdaba‑jooga ah waxay carqaladeynayaan marinada gargaarka iyo gaarsiinta kaalmooyinka; ilaalinta rayidka iyo marinad...

Somaliland Calls for Direct International Aid in Formal Appeal

In a bid to bolster its development efforts and ensure efficient utilization of international aid, the breakaway Republic of Somaliland has issued a formal request urging donors to channel donations directly to its government. This appeal, articulated in a detailed letter from Somaliland's Ministry of Planning, underscores the importance of direct engagement with the Somaliland authorities, bypassing intermediaries. Led by Ahmed Mohamed Diriye (Toorno), the Minister of Planning and National Development, the letter emphasizes adherence to established international aid protocols. Minister Diriye acknowledges the invaluable support of international partners while emphasizing the critical need for direct interaction through official channels, in line with international aid guidelines. Central to the appeal is the call for neutrality in aid distribution, irrespective of political considerations. The letter stresses that humanitarian assistance should prioritize the well-being of all ind...

Somali President Announces Victories Against Al-Shabab Amidst Challenges

In a recent press conference held in Kismayo, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia declared a significant triumph in the fight against the notorious militant group Al-Shabab. The federal government, in collaboration with the state of Jubbaland, has successfully liberated crucial territories in the southern part of the country. However, amidst these victories, President Mohamud addressed the temporary pause in military operations due to the recent El Nino rains. Beyond the military front, the President expressed a commitment to collaborating with Jubbaland to aid flood recovery efforts and resume operations. The Impact of Recent Flooding: President Mohamud acknowledged the severe impact of last year's unprecedented flooding, which claimed the lives of over 120 people and affected more than 2.4 million individuals across Somalia. The devastating consequences prompted a temporary halt in military operations to address the pressing needs of the affected population. The federal g...

Caqabadaha Cusub ee Hor istaagay Shirka Doorashooyinka Soomaaliya iyo Baaqii Qaramada Midoobay

Siyaasadda Soomaaliya ayaa markale gashay xaalad hubanti la’aan ah ka dib markii uu fashil ku dhowaaday qorshihii lagu qaban lahaa shirka wadatashiga ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Is-mari-waagan cusub ayaa soo shaac baxay markii wafdi hordhac u ahaa madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland loo diiday inay ka dagaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, taas oo keentay inuu dib u dhac ku yimaado wadahadalladii la filayay in looga hadlo arrimaha doorashooyinka dalka. Xiisadda Amniga ee Garoonka Aadan Cadde Xukuumadda federaalka ayaa ku dooday in diyaaradaha siday ciidamada ilaalada u ah madaxda goboleedyada ay jabiyeen hab-maamuuska amniga ee caasimadda. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay inaan loo dulqaadan karin ciidamo fara badan oo aan nidaamsanayn kuwaas oo khatar ku noqon kara xasilloonida Muqdisho. Dhanka kale, maamullada Jubaland iyo Puntland ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid mas’uuliyad darro ah oo loogu talagalay inay carqalad ku noqoto w...

Privacy Policy