Sheekh Aadan Madoobe, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan xubno kale oo dowladda ka tirsan ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil wareejinta.
“Waxaan ku ammaanayaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble dowladnimadiisa & sida uu ugu dhega adaygay in uu hoggaamiyo Dowladda Soomaaliya xilliyadii kala guurka ahaa ee ay ku jirtay marxalad adag, taasoo ugu dambeysay in si nabad ah xilka loogu wareejiyo. Idinku kama mahad celin karo dhammaan naf-hurnimadaada aad u hurteen Qarankeenna” ayuu yiri RW Xamza Cabdi Barre.
“I commend PM @MohamedHRoble for his statemanship & steafsatness in leading the Somali Goverment during a precarious transtion period, which culminated in the peaceful transfer of power. I cannot thank you enough for all your sacrifices to our Nation” PM @HamzaAbdiBarre said. pic.twitter.com/ormYqy3DtP
— SNTV News (@sntvnews1) June 28, 2022
Comments
Post a Comment