Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta lagu wadaa in lagu caleema saaro magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxweynayaal iyo Ra’iisul Wasaareyaal ka socda caalamka, sida uu qorshuhu yahay.
Sababo la xiriira ammaanka goobta iyo dadka soo
booqda caasimadda, waxaa saameyn ku yeeshay isu socodka dadweynaha ee
magaalada. Calanka caalamiga ah ayaa la saaray waddooyinka waaweyn, kuwaas oo
astaan u ah sida ay dowladdu ugu diyaar-garowday soo dhaweynta martida
caalamiga ah ee ka soo qaybgalaysa munaasabadda.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ku
soo qulqulayay wafuud heer caalami ah oo goobjoog ka ahaa caleema saarka MadaxweyneXasan Sheekh Maxamuud.
. @HassanSMohamud will be officially inaugurated today (Thursday) as the country’s tenth President following his victory in presidential race held in May 15. Delegates from 20 countries including several heads of state will attend the inauguration ceremony.#Somalia pic.twitter.com/OdatusD8Gh
— SNTV News (@sntvnews1) June 9, 2022
Comments
Post a Comment