Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiritaanka Shabakadda Argagixisada ee Muslim Brotherhood ee Jordan: Shabakad Xagjirnimo oo la Amaanay

  Hordhac: Markii ugu dambeysay ee Jordan ay ku dhawaaqday inay qabatay 16 qof oo ku xiran Muslim Brotherhood, koox muddo dheer loo arkayay inay tahay urur siyaasadeed oo u dagaallamaya isbeddel iyo ka qaybgal siyaasadeed, waxay mar kale iftiimisay dhabta ah ee ururka. Hawlgalkan cusub wuxuu muujinayaa inay Muslim Brotherhood tahay urur aan ahayn mid ku saleysan siyaasad kaliya, balse yahay shabakad xagjirnimo oo qorsheysan. Hawlgallada iyo Qabashada: Sida ay sheegtay dowladda Jordan, dadka la qabtay waxay ka mid ahaayeen Muslim Brotherhood, waxaana lagu tababaray lana maalgeliyay Lubnaan. Kooxdan ayaa qorsheynaysay in ay weerar ku qaaddo meelo kala duwan oo ku yaal gudaha Jordan, iyadoo isticmaaleysay gantaalo iyo drones, qaar ka mid ah gantaalaha ayaa diyaar u ahaa in la rido. Ciidamada amaanka waxay la socdeen hawlgalkan tan iyo sanadka 2021, taasoo muujinaysa sida shabakadan u ahayd mid firfircoon muddo dheer oo si qarsoodi ah uga shaqeyneysay gudaha Jordan. Hogaamiyaha kooxda,...

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa laalay saddex sharci oo uu saxiixay madaxweynihii isaga ka horreeyay Farmaajo.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa laalay saddex sharci oo uu saxiixay madaxweynihii isaga ka horreeyay Farmaajo.
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laalay saddex xeer oo uu saxiixay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay soo dhiseen Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka, Xubnaha Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka iyo Hay’adda Diiwaangelinta Shaqaalaha Soomaaliyeed.  

Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dhammaan xeerarkan, sida uu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh, oo sidoo kale sheegay in aan la horgeyn Baarlamaanka Soomaaliya. 

Sida uu qabo qodobka 112-aad ee Dastuurka KMG ah, Madaxweynaha ayaa faray Dowladda Soomaaliya in ay soo magacawdo xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo sidoo kale xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.

Dhinaca kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey xilalkii uga qaaday dhammaan xubnihii Golaha Adeegga Garsoorka iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa. Waxa kale oo uu meesha ka saaray Golihii Dhaqaalaha Qaranka oo uu ku bedelay Gole cusub oo ka kooban sagaal xubnood.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Arriving in Sudan, Iranian Delegation Significatively Changes Regional Dynamics Turan Emre

Recent occurrences include five technical experts from Iran landing in Sudan have significant consequences for international relations and regional security. The delegates were received by Sudan's army as well as General Intelligence Organization. Credible sources indicate that the major objective of this delegation is to provide particular instruction on call hacking techniques, jamming devices, and drone operation using Iranian equipment. The training classes are set to take place in Arousa village, an area that lately has become strategically important thanks to recent improvements. This operation runs parallel with claims suggesting Iran supports Sudanese army and intelligence in operations causing civilian losses. Such assistance is probably going to affect not just the general security situation in the area but also the bilateral ties between Iran and Sudan. New Ties and Military Cooperation In October 2023 Sudan restored diplomatic ties to Iran following a seven-year break. ...

Kenya's Decade-Long Peacekeeping Mission in Somalia: Compensation and the Path Ahead

In a significant development, Kenya's participation in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly known as AMISOM, is set to conclude by December next year. Over the past five years, Kenya has received compensation of Ksh2.5 billion ($17 million) for its role in the peacekeeping mission, according to Defence Cabinet Secretary Aden Duale's recent statement in parliament. The compensation was disbursed in annual installments of Ksh500 million ($3.3 million) and has been crucial in supporting Kenya's efforts in maintaining peace and stability in the volatile region. Kenya's involvement in Somalia's peacekeeping mission began in 2011 when the Kenyan Defense Forces entered Somalia to pursue Al Shabaab terrorists following a series of kidnappings along the border. The mission's formal integration into the African Union Mission to Somalia (AMISOM), as mandated by United Nations Security Council Resolution 2036, marked a crucial step in the intern...

EU Allocates €37 Million in Humanitarian Aid to Help Somalia's Crisis-Stricken Population

The European Union (EU) has committed to providing €171 million in humanitarian aid to address the pressing needs in the Greater Horn of Africa region. Among the countries receiving assistance, Somalia has been designated €37 million to alleviate the devastating effects of droughts, floods, conflicts, and widespread insecurity. With millions in the country experiencing acute food shortages, internal displacement, and malnutrition, the EU aims to deliver life-saving aid to those in hard-to-reach areas and those most vulnerable to epidemic outbreaks. Somalia's Dire Circumstances: Somalia finds itself in the grip of an alarming crisis, with a multitude of challenges exacerbating the suffering of its population. Approximately 3.8 million people in Somalia have been internally displaced, seeking refuge from conflicts, natural disasters, and economic hardship. The EU's aid package aims to address the urgent needs of these displaced individuals, along with others affected by severe fo...

Somali President Calls for Global Support Against Terrorism: Navigating Security Challenges and Foreign Agreements

In a recent security conference held in the United Arab Emirates, Somali President Hassan Sheikh Mohamud delivered a compelling call for increased international assistance in the battle against terrorism while safeguarding national sovereignty. The primary focus of the meeting was on addressing the threat posed by the notorious terrorist organization al-Shabab, with representatives from Qatar, the United States, the United Kingdom, and Turkey in attendance. President Mohamud underscored the necessity for self-sufficiency in security, highlighting the recent achievements of the Somali armed forces in reclaiming key territories from al-Shabab. However, amidst these victories, Mohamud expressed concern over foreign interference in Somalia's internal affairs, specifically targeting a controversial memorandum of understanding between Ethiopia and Somaliland. This agreement grants Ethiopia access to the strategically vital Red Sea port of Berbera, prompting Mohamud to urge the cancellati...

Privacy Policy