Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

UK iyo UN ayaa kala saxiixday heshiis bini’aadannimo oo loogu talagalay Soomaaliya.

Heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan isku-dubaridka arrimaha bini'aadantinimada ayaa waxa kala saxeexday dawladda Ingiriiska iyo Xafiisyada Qaramada Midoobay. Ujeedada heshiiskan ayaa ah sidii loo xalin lahaa dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ragaadiyay Soomaaliya.

Jimcihii ayaa la sheegay in safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Muqdisho ay heshiis ku gaareen in ay bixiyaan lacago dheeri ah oo loogu talagalay in lagu badbaadiyo nafo lagu badbaadiyo. Heshiiskan oo la saxiixay ayaa safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho waxa ay ku xaqiijisay in Boqortooyada Ingiriisku ay ka dhabeyn doonto ballan qaadkeedii ahaa in ay ku bixin doonto kaalmo lacageed oo dhan 7 milyan oo dollar.

Lacagtan ayaa loo sameeyay si loo daboolo baahiyaha bini’aadantinimo ee ka jira Soomaaliya iyo in sare loo qaado dadaalada UK ay ku taageereyso shacabka Soomaaliyeed.

Mike Nithavrianakis Safiirka Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in Saameynta ugu weyn ee laga yaabo in Gargaarka bini’aadantinimo uu ku yeesho Gobolada dalka ee ay abaaruhu ku dhufteen, waxaana uu sidoo kale sheegay in Dowladda Ingiriiska ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Sida uu sheegay Mr. George Conway, oo ah isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada ee Soomaaliya, waxaa laga hortagay macluusha ku soo fool leh Soomaaliya, taas oo ay ugu wacan tahay maaraynta arrimaha bini’aadantinimo ee dalka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

Privacy Policy