Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Raisul wasaare XFS Rooble ayaa kormeeray xarunta guddiga doorashada Galmudug.

Raisul wasaare Rooble ayaa kormeeray xarunta guddiga doorashada Galmudug


Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta guddiga doorashada Galmudug iyo xarunta amniga doorashada, isagoo sidoo kale warbixino ka dhageystay guddiyada doorashooyinka iyo amniga Galmudug, si uu u kormeero diyaar garowga doorashada.

Sidokale, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la kulmay Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, Guddiga Xallinta Khilaafaadka, Guddiga Ilaalinta Qoondada Haweenka. 

Qodobada diirada lagu saaray shirka ayaa ahaa bilowga doorashada Xildhibaanada BFS ee Galmudug.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy