Duufaantan ayaa la saadaalinayaa in 24-ka saac ee soo socda ay ku soo wajahan tahay cirifka waqooyi-bari Soomaaliya, iyadoo laga yaabo inay ka dhacdo xeebaha gobolka Bari, iyadoo dabeylo ay ku socon doonto 35 km/saacaddii.
A storm with a speed of 35 km/hour is feared to hit the northeaster tip of #Somalia in the next 24 hours, possibly on the shores of Bari region, #Puntland. People in the coastal area are warned to be vigilant in the next 24 hours- The Ministry of Humanitarian Affairs. pic.twitter.com/22us1rZqZx
— Mohamed Salh (@MohamedSelh) November 23, 2021
Dadka ku nool agagaarka badda ayaa lagu wargeliyay inay taxaddaraan 24-ka saac ee soo socda. Duufaano ay ka mid yihiin Pawan 2019 iyo Gati 2020 ayaa dhibaato badan ku haya Puntland sanadihii u dambeeyay, waxaana ay sababeen dhibaatooyin badan.
Sanadahii la soo dhaafay degaanno ka mid ah Puntland ayaa waxaa ka dhacay Duufaanno ay ka mid ahayeen Pawan halkaas ku dhufatay 2019 iyo Gati oo iyadana halkaas ka dhacday sanadkii tagay ee 2020, kuwaa oo ay ka dhasheen dhibatooyin kala duwan.
Comments
Post a Comment