Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay 54-ta Senatar ee dhawaan la doortay.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyey Mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dadaalka uu ugu jiro dardargelinta doorashooyinka.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Madaxda Dowlad Goboleedyada sida ay u guteen waajibaadkooda Qaran soo gudbinta musharaxiinta sannetarada Aqalka Sare, sidoo kale Guddoomiyaha iyo Xildhibaanada Baarlamaanka ee heer DowladGoboleed sida ay u guteen waajibaadkooda ku aadan doorashada Senatarrada ee Aqalka Sare.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa u mahad-celiyay Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, GuddigaXallinta Khilaafaadka, Guddiga Amniga Doorashooyinka, iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dadaalkooda ku bixiyay sidii ay u sugi lahaayeen amniga goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka Aqalka Sare, isagoo ku ammaanay kartida iyo aqoonta ay shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin qabsoomidda doorashada ka turjumeysa horumarka dalkeena.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay dhammaan 54-ka mudane ee loo doortay Aqalka Sare, waxaana uu Alle uga baryay in uu u fududeeyo gudashada waajibaadka qaran ee loo igmaday, ayna door kasta ku doortaan danta dalka, dadka iyo horumarka dalka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) waxa u magacawey Maamule-goboleed cusub gobolka Shabeellada Hoose.

  Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo ahaa guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose , sidoo kale guddoomiye ku xigeenkii amniga, ayaa madaxweynuhu xilka ka qaaday. Maxamed C /kariin Nuur ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Axmed Cumar Maxamed loo doortay guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka. H.E Abdiaziz HasanMohamed, President of Somalia’s Southwest State, @Laftagareen has appointed on Monday Mohamed Abdirahin Nur as the Governor of Lower Shabelle Region. Join @LowerShabeelle In welcoming our New Governor pic.twitter.com/YaJ1vIp7mR — Gobolka shabelada Hoose (@LowerShabeelle) October 18, 2021 Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka cusub waxaa lagu magacaabay amar fulineed oo ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen . Siidii ayaa xafiiska loo magacaabay 16 -kii Nofembar 2020, waxaana ka tagi...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday shacab Soomaaliyaeed ayaa sababay dhimashada 22 qof.

Al-Shabaab ayaa weerarro ba’an ku qaadeen dad rayid ah oo ku sugnaa gobolka Hiiran, iyagoo dilay ugu yaraan 22 qof, sida uu sheegay maamulka gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeele oo ay VOA-da kula xiriirtay falka kadib, Alshabaab ayaa Sabtidii weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo raashin u siday degmooyinka Hiiraan. Weerarka ayaa ka dhacay wadada isku xirta degmada Maxaas iyo magaalada Beledwayne ee xarunta gobolkaasi. Ururka, sida ay saraakiishu sheegeen, waxay weerar ku qaadeen kolonyo gargaar, halkaas oo ay ku dileen 17, ka dibna waxay la beegsadeen dad rayid ah oo soo badbaadiyay miinooyin, halkaas oo ay ku dileen 5. Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkaasi, waxayna ku tilmaantay mid waxashnimo ah oo laga naxo. Maamulka ayaa wacad ku maray in ay si kulul u cambaareynayaan weerarkaas waxashnimada ah, waxa ayna cadeeyeen in ay garab taagan yihiin dadka deegaanka. President @HassanSMoham...

Privacy Policy