Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika .

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Keith Hansen iyo wafdi uu hoggaaminayo. 

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdiga ayaa ka wada hadley dardar-galinta mashaaricda qorshayaasha horumarineed ee Bankiga Adduunka uu ka wado Soomaaliya iyo waqtiyada ay ku shaqeeyaan. 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu mahad-celiyay Bankiga Adduunka kaalmada ay ka geystaan ​​hay’adaha dowladda iyo horumarinta nidaamka maaliyadeed ee dalka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy