Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Wasiirka Ganacsiga oo furay shir kor loogu qaadayo wada shaqaynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Wasiirka Ganacsiga oo furay shir kor loogu qaadayo wada shaqaynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Mudane Khaliif Cabdi Cumar Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa furay Shirka Xoojinta iyo Iskaashiga Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Soomaaliya. Shirka ayaa lagu falan-qeeyeeay mashaariicda iyo shaqooyinka socda ee lagu horumarinayo ganacsiga Soomaaliya iyo sidoo kale dedaalada Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha heer Federaal ee ay suuqyo ganacsi oo caalami ah ugu raadinayso wax-soo-saarka dalka, shuruucda, siyaasadaha iyo ku biiritaanka urur ganacsiyeedyada gobalka iyo kuwa caalamka.

 Wasiirada Ganacsiga ee Maamul Goboleedyada ayaa dhankooda bogaadiyay kulanka oo ay ku tilmaameen mid muhiim ah, iyagoo balan qaaday in la xoojin doono wada shaqeynta si ganacsiga dalka uu u kobco.

 Wasiirada iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Ganacsiga Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale ka qeyb galay shirkan oo socon doona muddo labo maalmood ah, waxaana sidoo kale ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/casiis Ibraahim Aadan, Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga Federaalka, iyo Wasiirada iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Ganacsiga Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle, iyo Koonfur Galbeed.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) waxa u magacawey Maamule-goboleed cusub gobolka Shabeellada Hoose.

  Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo ahaa guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose , sidoo kale guddoomiye ku xigeenkii amniga, ayaa madaxweynuhu xilka ka qaaday. Maxamed C /kariin Nuur ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Axmed Cumar Maxamed loo doortay guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka. H.E Abdiaziz HasanMohamed, President of Somalia’s Southwest State, @Laftagareen has appointed on Monday Mohamed Abdirahin Nur as the Governor of Lower Shabelle Region. Join @LowerShabeelle In welcoming our New Governor pic.twitter.com/YaJ1vIp7mR — Gobolka shabelada Hoose (@LowerShabeelle) October 18, 2021 Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka cusub waxaa lagu magacaabay amar fulineed oo ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen . Siidii ayaa xafiiska loo magacaabay 16 -kii Nofembar 2020, waxaana ka tagi...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday shacab Soomaaliyaeed ayaa sababay dhimashada 22 qof.

Al-Shabaab ayaa weerarro ba’an ku qaadeen dad rayid ah oo ku sugnaa gobolka Hiiran, iyagoo dilay ugu yaraan 22 qof, sida uu sheegay maamulka gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeele oo ay VOA-da kula xiriirtay falka kadib, Alshabaab ayaa Sabtidii weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo raashin u siday degmooyinka Hiiraan. Weerarka ayaa ka dhacay wadada isku xirta degmada Maxaas iyo magaalada Beledwayne ee xarunta gobolkaasi. Ururka, sida ay saraakiishu sheegeen, waxay weerar ku qaadeen kolonyo gargaar, halkaas oo ay ku dileen 17, ka dibna waxay la beegsadeen dad rayid ah oo soo badbaadiyay miinooyin, halkaas oo ay ku dileen 5. Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkaasi, waxayna ku tilmaantay mid waxashnimo ah oo laga naxo. Maamulka ayaa wacad ku maray in ay si kulul u cambaareynayaan weerarkaas waxashnimada ah, waxa ayna cadeeyeen in ay garab taagan yihiin dadka deegaanka. President @HassanSMoham...

Privacy Policy