Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ayaa la kulmay
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi
lahaa iskaashiga labada dhinac.
FGS State Minister for Foreign Affairs, H.E @BalalCusman, received, on Monday, in Mogadishu, the Chinese Ambassador to Somalia, H.E Fei Shengchao, and discussed with him the strengthening of bilateral relations and expanding areas of cooperation.#Somalia #China pic.twitter.com/RRi1zY4jo3
— Khaatumo Media Office (@KHMediaOffice) November 22, 2021
Waxa ay ka wadahadleen horumarinta iskaashiga laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Shiinaha, iyo sidoo kale is-bedellada ugu dambeeyay ee gobolka, si loo gaaro danaha iyo himilooyinka wadajirka ah ee labada dal iyo shucuubta saaxiibada ah iyo caalamka intiisa kale, iyadoo diiradda la saarayo danaha ay wadaagaan labada dal.
Comments
Post a Comment