Dowladda Soomaaliya ayaa shixnad tallaalka Covid-19 ah ka heshay dowladda Shiinaha.
Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur, Wasiirka CaafimaadkaXukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
Duraan Faarax, Safiirka Shiinaha ayaa goob joog ka ahaa Munaasabadda wareejinta
oo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle.
Deeqdan daawada COVID-19 ee Dowladda Soomaaliya ay ugu deeqday Dowladda Shiinaha ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xilli wali ay dunidu la ildaran tahay xanuunka laba-jirsadey ee COVID-19, taasi oo ay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abiikar Nuur uga mahadcelisay taageerada dowladda Shiinaha ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed ee uu saameeyay COVID-19.
2/3 #China delivers on President Xi Jinping’s pledge that makes vaccines a global public good&continues fighting COVID-19 in solidarity with #Somalia. The new batch of vaccines for Somalia demonstrates China’s concrete action to protect the lives and health of the Somali people. pic.twitter.com/xxW0wbHZg7
— Chinese Embassy in Somalia (@ChineseSomalia) December 5, 2021
Comments
Post a Comment