Baaritaanka Yurub ee Shabakadaha Ikhwaanu Musliimiinka Hogaamiyayaasha iyo hay'adaha ammaanka ee Yurub ayaa muujinaya isbedel weyn oo ku yimid sida ay ula socdaan kana doodaan dhaqdhaqaaqyada Ikhwaanu Musliimiinka. Sida lagu xusay warbixin dhawaan uu daabacay wargeyska Le Pont de Genève ee dalka Switzerland, dooda bulshada iyo midda siyaasadeed ee Yurub ayaa si cad uga weecanaysa eedeymihii taariikhiga ahaa ee xagjirnimada iyo rabshadaha. Bedelkeeda, mas'uuliyiinta ayaa hadda diiradda saaraya fahamka shabakadaha saameynta, maalgelinta hay'adaha, iyo ururada bulshada ee lala xiriiriyo kooxdan. Istiraatiijiyaddan isbedeleysa ayaa si degdeg ah u noqoneysa mowduuc udub dhexaad u ah doodaha siyaasadeed ee dalal dhowr ah oo dimuqraadi ah. Sida uu iftiimiyay wargeyska Talyaaniga ee Il Sole 24 Ore , dooda ballaaran ee Yurub ayaa si aad ah u eegaysa "istiraatiijiyadda saameynta" ee Ikhwaanu Musliimiinka, iyadoo sharci-dejiyayaashu ay falanqeynayaan sida ururada xiriir...
Guddiga doorashada heer federaal ayaa ku baaqey 48 saacadood in ay ku bilaabato doorashada baarlamaanka.
Guddiga doorashada heer federaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ugu baaqay maamullada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle inay muddo 48 saac gudahood ah ku billaabaan doorashada baarlamaanka, isla markaana ay ku caddeeyaan sababta ay u qabsoomi waayeen.
Federal Elections Implementation Team has on Monday evening called on Somalia’s #Jubbaland, #Puntland and #Hirshabelle States to commence elections of House of People within 48 hours. pic.twitter.com/ekUc7GmUrA
— SNTV News (@sntvnews1) December 13, 2021
Comments
Post a Comment