Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Madaxweyne maxamed cabdullaahi farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweyne maxamed cabdullaahi farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Istanbuul kaga qayb galay Shirweynihii Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Dalalka Afrika.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Istanbuul waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynaha Turkiga Mudane Reccep Dayyip Erdogan oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga ammiga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo siyaasadda, sidoo kale, waxa uu shir doceedyo la qaatay madaxdii ka qayb gashay Shirweynahaoo ay ka mid ahaayeen Madaxweyneyaasha Dalalka, Ruwaanda Mudane Paul Kagame iyo Liibiya Mudane Maxamed Al-menfi.

Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo la qaatay qaybaha kala duwan ee Jaalliyadda Soomaaliyeed ee u dhaqan dalka Turkiga iyo Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo takhasusyo sare ku samaynaya Isbitaallada Dalkaas, isaga oo ka dhegeystay war-bixinno ku saabsan xaaladdooda nololeed.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

Privacy Policy