Sida lagu sheegay qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka ee NISA, ciidamada NISA ayaa 15 sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab ku beegsaday gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo dilay 12 ka mid ah. NISA ayaa sheegtay in 15-kan sarkaal ay ka dambeeyeen qalqal gelinta amniga magaalada Muqdisho.
Security Forces have destroyed a network of the terror-group of #Alshabab after killing 15 of its senior members in a planned security operation in #Mogadishu on Wednesday evening, #NISA confirmed.#Somalia pic.twitter.com/6QZEEDLALO
— SNTV News (@sntvnews1) December 1, 2021
Comments
Post a Comment