Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo qeyb ka ah socdaalka uu ku joogo dalka Djabouti ayaa waxa ay kulamo la qaadan doonaan madaxda ugu muhiimsan dowladda dalkaasi, waxaana Ra’iisul Wasaaruhu uu si rasmi ah u soo gabagabeyn doonaa Madasha aragti wadaaga Heritage.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti, halkaas oo uu ku soo xiri doono Madasha Aragti Wadaagga Heritage. pic.twitter.com/cqK3s6yeSt
— SomaliPM (@SomaliPM) December 14, 2021
Comments
Post a Comment