Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay  shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka  kaas oo diirradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka.

Wajiga hore ee kulanka waxa warbixin laga dhageystay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal kaas oo faahfaahin ka bixiyay dib u dhacyada ku yimid  jidwalka doorashooyinka, hufnaanta doorashada  iyo wadashaqeynta ay uga baahan yihiin Madaxda DowladGoboleedyada.

Waxa kulanka sidoo kale ka qeyb qaatay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo ay ka mid ahaayeen Madaxweyne hore Shariif Shiikh Axmed ,Madaxweyne hore Xasan Shiikh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakuur kuwaas oo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ka dalbaday in la saxo qaladaadka ka jira habraacyada doorashooyinka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay hufnaanta doorashooyinka.

Wadahadal iyo falanqeyn dheer kadib xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka waxa ay isku raaceen in si kama dambeys ah loo dardargaliyo qabashada kuraasta doorashooyinka iyo in Golaha Wadatashiga Qaran uu isugu yimaado kulan dhawaan looga arrinsanayo dhammeystirka doorashooyinka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

Privacy Policy