Wasaaradda Caafimaadka ee DFS ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant)
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga badbaadiyo khatarta fayraska dilaaga ah, bulshadu waxaa laga farayaa inay qaataan Tallaabooyinka Caalamiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta caabuqa COVID-19, kuwaas oo ay talinayso Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya.
The FGS has issued official COVID-19 (Omicron Variant) Prevention & Control guidelines in order 2 safeguard public from threat of COVID19, the public should adopt the worldwide measures for COVID19 infection prevention and control, as recommended by the Ministry of Health. pic.twitter.com/JbgMcYqlul
— Ministry of Health- Somalia (@MoH_Somalia) December 27, 2021
“Habraaca ka hortaga iyo Xakameynta
Covid-19(Omicron Variant) ee Dowladda Federaalka Somaaliya kaasoo faraya
mujtamaca Soomaaliyeed inay dhaqangeliyaan Talooyinka Wasaardda Caafimaadka ay
bixinayso si bulshadu uga badbaado khatarta Cabuqa dillaaga ah ee ku soo laab
laabtay dunida.”
Comments
Post a Comment