Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa NISA oo ku Biiray Al-Shabaab, Cabsi laga Qabo Xog Sirdoon oo Baxday

  Jihada Sarkaal Sirdoon oo Al-Shabaab u Goostay iyo Khatarta Xogaha Qarsoon ee Soomaaliya Warbixin ku saabsan goosashada la sheegay ee sarkaal sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA iyo walaaca laga qabo amniga xogaha sirdoonka qaranka. Goosasho la sheegay oo walaac amni dhalisay Warar laga helayo Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) uu ka goostay dowladda, kuna biiray kooxda Al-Shabaab. Sarkaalka ayaa warbixinnada lagu magacaabay Luqman, waxaana la sheegay inuu hoggaaminayay cutubka gaarka ah ee Duufaan oo hoos yimaada hay’adda NISA. Arrintan ayaa dhalisay walaac la xiriira suurtagalnimada in xogaha sirdoonka qaranka ay gacanta u galaan kooxda hubeysan. Sida ay baahisay Somali Guardian , dhacdadani waxay qayb ka tahay caqabadaha amni ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay wajahayaan. Waa kuma sarkaalka la sheegay inuu goostay? Warbixinta Somali Guardian waxay sarkaalka ku tilmaantay Luqman, oo la sheegay inuu ahaa tali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Pakistan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Pakistan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galay Shirka aan Caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee dalka Pakistan Mudane Shah Mahmood Qureshi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal.

Labada Wasiir ayaa kulankooda diirradda ku saaray adkaynta iskaashiga iyo wax wada qabsiga Soomaaaliya iyo Pakistan ee dhinacyada diblomaasiyadda, amniga, ganacsiga, sayniska iyo tiknoolojiyadda, iyaga oo isla gartay in labada dal ay dhowaan wada garaan heshiis iskaashi oo ku saabsan arrimahaas.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Muqdisho oo magacaabay guddiga xuska toddobaadka xorriyadda.

Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa shir guddoominayay kulanka  26-ka June  iyo 1-da Luulyo oo looga hadlayay u diyaar garowga todobaadka xorriyadda Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo degmooyinka gobolka Banaadir, Taliyeyaasha. Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, iyo sidoo kale laamaha ammaanka ee Booliska Somaliya. Duqa Muqdisho oo kulanka goob joog ka ahaa ayaa kula dar daarmay madaxda maamulada iyo laamaha amniga in ay u diyaar garoobaan xuska maalmaha Qaranka ee 26-June iyo 1-da Luuliyo, sidoo kalena ay wacyi-gelin u sameeyaan bulshada reer Muqdisho, lana gaarsiiyo fariintan. Duqa magaalada. in laga wada qeyb qaato xuska todobaadka xoriyada iyadoo la raacayo habraaca Maamulka Gobolka Banaadir oo ay ka mid tahay in Astaanta Qaranka lagu dhejiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga ee ku teedsan wadooyinka waaweyn e...

Somalia's Prime Minister Calls for Unity in Countering Extremism

In a significant move to address the ongoing security challenges in Somalia, Prime Minister Hamsa Abdi Barre has taken the initiative to engage clerics and religious leaders in the fight against extremist ideologies. The Prime Minister inaugurated a conference in Mogadishu, emphasizing the critical role of clerics in promoting peace, reconciliation, and countering extremist ideologies within the nation. During the conference, Prime Minister Barre stressed the importance of collaboration between the government, intellectuals, clerics, and the people to address the various challenges facing Somalia. He highlighted the pivotal role that clerics and Imams play in raising public awareness and countering the extremist narratives propagated by groups like al-Shabaab and ISIS in the region. "I urge you to engage in reconciliation, stabilization, state-building, and the finalization of the constitution," Prime Minister Barre stated, highlighting the government's achievements in co...

Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa NISA oo ku Biiray Al-Shabaab, Cabsi laga Qabo Xog Sirdoon oo Baxday

  Jihada Sarkaal Sirdoon oo Al-Shabaab u Goostay iyo Khatarta Xogaha Qarsoon ee Soomaaliya Warbixin ku saabsan goosashada la sheegay ee sarkaal sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA iyo walaaca laga qabo amniga xogaha sirdoonka qaranka. Goosasho la sheegay oo walaac amni dhalisay Warar laga helayo Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) uu ka goostay dowladda, kuna biiray kooxda Al-Shabaab. Sarkaalka ayaa warbixinnada lagu magacaabay Luqman, waxaana la sheegay inuu hoggaaminayay cutubka gaarka ah ee Duufaan oo hoos yimaada hay’adda NISA. Arrintan ayaa dhalisay walaac la xiriira suurtagalnimada in xogaha sirdoonka qaranka ay gacanta u galaan kooxda hubeysan. Sida ay baahisay Somali Guardian , dhacdadani waxay qayb ka tahay caqabadaha amni ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay wajahayaan. Waa kuma sarkaalka la sheegay inuu goostay? Warbixinta Somali Guardian waxay sarkaalka ku tilmaantay Luqman, oo la sheegay inuu ahaa tali...

Europe’s Message Is Clear: Tolerance Cannot Be a Cover for Extremism

  Today’s demonstrations across Berlin, London, and Paris sent a message louder than any political statement: Europeans are no longer willing to watch their societies drift toward instability under the banner of “tolerance.” The crowds that filled the streets were not driven by hatred or exclusion — they were driven by a simple demand that every government should take seriously: security first. For years, extremist networks — especially the Muslim Brotherhood — have learned how to operate behind the shield of religious discourse. They present themselves as community leaders, activists, or “voices of the marginalized,” all while pushing agendas that undermine national cohesion, exploit public freedoms, and create parallel societies. Europe’s mistake was assuming these groups were harmless. But as today’s protests showed, citizens have learned the truth the hard way. They’ve watched radical narratives spread in schools and community centers, foreign-funded networks penetrate local ...

Privacy Policy