Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka warbixiyay howlaha ay u qabtaan bulshada.

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka warbixiyay howlaha ay u qabtaan bulshada.
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo manta ka qeybgalay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay ku guuleysteen arrimo badan oo xal u ah horumarinta nidaamka guud ee hagaya garsoorka iyo maxkamadaha dalka.

Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xusay in la dhameystiray dhismaha gudiyada la dagaalanka musuqmaasuqa iyo dhismaha hay’adaha darsoorka, wuxuuna intaa raaciyay in ay si joogto ah u socdaan wacyigalinta heyadaha u xilsaaran adeegyada garsoorka.

Wasiirka,waxa uu caddeeyay in la diyaariyay Sharciga hannaanka Federaalka , iyadoo lala kaashanaayo maamulada dowlad goboleedyada.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur waxa uu ugu dambeyntii qiray in ay jiraan kalsooni u dhaxeysa shacabkaiyo dowladda, sidaa daraadeed,waxa uu codsaday in dowladda gacan lagu siiyo howlaha ay u hayaan bulshada.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy