Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qalabta qadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad.
Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya.
President @M_Farmaajo held a phone conversation on Wednesday with Emir of #Qatar, Tamim bin Hamad. The two leaders discussed the bilateral relations between the two brotherly nations and strengthening the cooperations.#Somalia pic.twitter.com/T1j8zsU9Ki
— SNTV News (@sntvnews1) January 26, 2022
Comments
Post a Comment